Fadlan ka soo qayb-gal shirka  Waddada Ceerigabo
– Burco ee London
 

 

Bismillaahi Raxmaani Raxiim,

Waxa dadweynaha reer Somaliland la ogeysiineynaa in la beddeley madasha Shirka wadda Ce erigaabo-Burco, lagu qaban doono 16/11/2013 oo loo beddeley sida hoos ku qoran:

Waterlily Business Centre Hall, 10 Cleveland Way, E1 4UF

Fadlan ka soo qayb-gal shirka  Waddada Ceerigabo – Burco ee London
 
Goobtu waa: Waterlily Business Centre, 10 Cleveland Way, E1 4UF.
Ballantu waa Sabtida 16/11/2013, waqtiguna waa 3:00 - 10:00 pm.
Basaska lagu iman karaa waa 25 ama 205
Tube Station-ka ugu dhow: Whitechapel station ama Stepney Green Station

 



Allaa mahad leh,

Somaliland Mission UK