Adeega
Zaad Service iyo Kaalintii uu ku lahaa Guusha Xis biga
kulmiye ee Tartankii Doorashadda Somaliland

Hargeysa
(TNN)-Adeega Zaad Service
oo ah Adeeg Casri ah oo lagu Xawilo lacagaha, lag una
kaydsado, adiga oo Adeegsanaya mobile-kaga, ayaa kaalin
libaax ka qaatay Tartankii Doorash ada Somaliland,
kaasi oo Fududeeyay isdhaafsiga lacagaha kaambaynka,
Shaxaa dka Dhalinyar adda iyo Xisbiyada Tartamaya,
isticmaalka lacagaha ku shubashadda mobil adda oo
si fudud aad ugu badalan kartid inaad ku hadasho
lacagtii Zaadka ahayd.
Sida caadada ah Tartanka Doorashooyinka Somaliland ayaa
waxaa ku baxa lacago badan oo l agu kaambayn
gareeyo kala jiidashada dadwayanaha, Furitaanadda
Xafiisyada Urur adda dhali ny aradda,
lacagaha fulinta Xafladaha xubnaha cusub ee hadba ku soo
biira Xi sbiyadda, iyo kh arashaadka kale ee
Xafiisyada Xisbiyadu furtaan Wakhtiga kaambaynka.
Adeega Zaad oo ah adeeg casir ah oo dhawaan Shirkada
isgaadhsiinta Telesom ka hirgalis ay D alka
somaliland ayaa Daaqada ka saaray Xawaalahadaha
somaliland, sida Dahabshiil, Mustaqb al, kaah, Amaano,
hilaac, Global, hodan iyo Qaar kale oo badan oo Xafiisyo
ku leh Dalka somalil and.
Shirkadahaasi oo dhamaantood Shaqeeya Sideed Saacadood
maalintii ayaa adeegani ku k een ay hoos u
dhac wayn, dhinacyada Dirista lacagaha local-ka ah ee
Dalka gudihiisa la is ugu Xawil ayo, Adeega
Zaad oo isaga Wakhti walba aad ka Adeegsan karto mobile-kaaga
lacagtaadii oo Electronic ah, isla markaana aad ka
badalan karto, Sariflayaasha lacagaha, Tukaamada iyo meh
eradaha kale ee Dalka ku yaala.
Adeegan ayaa kaalin wayn ku lahaa Guushii Tartanka
Doorashooyinka Somaliland ee Xisbi ga k
ulmiye ku Guulaystay Doorashadii 26-june ee dhawaan
Dalka ka dhacday, kuwaasi oo Si hufan u Adeegsaday
Adeegan, lacagaha Kaambaynka ee Goboladda Somaliland-na
ugu kala dirayay.
Adeegan oo ahaa Adeegii ugu horeeyay ee Electronic ah ee
noociisa oo kale ah laga fuliyo so maliland isaga
Dalka somaliland-na ka noqday Dalkii shanaad ee
isticmaalay Adeega Xa waalada fudud ee Zaad
Service.
Dadwaynihii ka qayb qaatay Kaambaynkii Doorashada
somaliland ayaa si fiican u garan ka ra
Faa,iidada iyo kaalinta uu ku lahaa Guusha Xisbiga
kulmiye Adeegan Casriga ah, ee shir kadda Te
lesom ka hirgalisay Dalka somaliland, Masuuliyiinta
Xisbiga kulmiye ee isticamalay Adeegaasina ay si fiican
u dareemi karaan kaalinta Wax ku oolka ah ee Shirkadda
Telesom kaga jirto Adeeg yadda Casriga ah ee
Bulshadda somaliland.

Nimco Muxumed Ibraahin
Timacade News Network (TNN)
Hargeisa/somaliland
Qaali540@hotmail.com
|
|