Xukummada Somaliland Ma Ogtahay In UNiversal TV Dhaqaale Doon Yahay?

 



Sidaad la wada socoteen beryahan waxa TVīga Universal laga sii deynayay arrimo lagu doonayo in Shacabka Reer Somaliland la iskaga horkeeno, Taasina maaha oo keliya in dadka ka soo jeeda Gobolada Somaliland shaki la kala geliyo oo la iska Hor-keeno, Tani waa Qorshaha cusub ee  Saxa afada Qaarkood Maanta Isticmaalan iyago Dhaqaale Doon ah.


Sidaad la wada socoteen beryahan waxa TVīga Universal laga sii deynayay arrimo lagu doonayo in Shacabka Reer Somaliland la iskaga horkeeno, Taasina maaha oo keliya in dadka ka soo jeeda Gobolada Somaliland shaki la kala geliyo oo la iska Hor-keeno, Tani waa Qorshaha cusub ee  Saxa afada Qaarkood Maanta Isticmaalan iyago Dhaqaale Doon ah.


TVīga Universal TV waxu sanadahi ugu Dambeeyay ku Caan baxay ino dhaqaale buuran ka helo Dowladaha iyo Maamulada Soo Maray dalka Somalia iyo Somaliland. Universal waxu anshaxi  Saxa afada Laalay Waagi Cabdullahi Yuusuf Dalka Ka talinayay ee Caasimada Dalka Somalia La Keenay 50.000 oo askari oo Ethiopiana, iyago ka Helay Dowladi Cabdullahi Yuusuf Hogaaminyay Lacag  g aadheysa $100,000 Halkaas oo ku kala Gudoomen Mulkiilaha TVīga Universal TV Eng. Axmed  Abu ubakar iyo Weftigi Cabdullahi Yuusuf. Eng. Axmed Abuubaka oo waagas lagu Yidhi in aano  Ethio pianka wax Probaganda ah laga faafin halkaas oo ay siday doonen ka yeelen.. Ninka Mulkiilaha Un iversal TV aya ah nin aad iyo aad uu Lacag jecel Geed kastana uu fuulaya sido Dhaqaale uuga he li laha Cid kasta.
 

Kooxda Nabad-Diidka ah ee La Baxday SSC aya Beryahan ba Dhaqaale Uruuris ku jiray, dhaqaalas oo loogu Talo galay in Lagu Fund Gareeyo Probagandaha iyo Beenta Laga wado Deganada iyo  Go bolada Somaliland, iyago halkaas lacag Badan ku Bixiyay Universal TV sido Beentooda uu fidin  la ha, Sumcada ay uga Dili lahaayen Dowlada Qaranka ee Somaliland.


Haddaba Talaabada Maanta Wasiirka Warfaafinta mudane Xaabsade ka Yeelaya arrinkan aya ah a Tii ugu fiicanayd taasna waan ku hambalayayna Hadaan Nahay Shacabka Xalaasha ah ee Reer Somaliland. Laakin waxaan ku leenahay sidi Wasiirki hore ee Wasaarada Warfaafinta Cabdullahi Geeljire ha Noqon oo Dib ha uu soo Celin 10 maamlood ka bacdi. waxaan kale ugu Baaqayna Inaad TVīga Xukummada Somaliland ee la Yidhaaho SOMALILAND NATIONAL TELEVSION (SNTV) Inay  ha wada soo geliyaan siday dadka somalilanderka ah ee kala aduunka Dacaladiisa uu Daawadan.

 

 

 

 

Jaamac C/Laahi Biime
United Kingdom
Malimassive@hotmail.com