“Beesha Caalamku Way Soo
Dhawaysay Ansixinta Komishanka Waxaanay Sugeysaa
Doorasho Wakhtiga Ugu Dhaw Ka Dhacda Dalka, Khubarada
Serverkuna Dhakhso Ayey U Imanayaan,”
Xoghaya Arr. Dibedda ee Kulmiye

Hargaysa (Longlivesomaliland News)- Xoghayaha Arrimaha
Dibada ee Xisbiga KULMIYE Dr .Maxamed C/laahi
Cumar ayaa sheegay in Wadamada Beesha Caalamka ee
Somaliland dan eeyaa aydadaal weyn ugu jireen
sidii ay Somaliland uga dhici lahayd doorasho xor oo
xalaal ah wakhtiga ugu dhakhsaha badan si ay ula
macaamilaanama ay taageero u siiso Xukuum ada la
soo doorto, isaga oo xusay in waxyaabo badan oo
Somaliland ka caawin lahaayeen Beesha Caalamku ay
kuxidhan tahay doorasho hufan oo ka dhacda dalka.
Sidoo kale waxa oo uu xoghayaha Arrimaha Dibedda Xisbiga
Kulmiye ka dhawaajiyey in Be esha Caalamku ay
raagsatay hirgelinta heshiiskiilixda qodob ahaa ee
dhawaan lagu afjaray khilaafkii Cakirnaa ee kataagnaa
dalka, taas oo uu tilmaamay in madaxweyne Rayaale
fulin toodaka cagojiidayo.
Xoghaya Arrimaha Dibada ee Xisbiga KULMIYE Dr.Maxamed C/laahi
Cumarwaxaa uu sidaasi ku sheegay Xog Waraysi khaas ah oo
xalay khadkatelefoonka ku siiyey Wargeyska Saxan
saxo isaga oo ku sugan MagaaladaLondon ee cariga
ingiriiska, waxaanu sheegay in dhaqa
alahadoorashooyinka iyo khubaradii iman lahayd ee ka
shaqayn lahayd dib usixida natiijada diwaangalinta
codbixiyayaashu ay ku xidhan tahayhawlgalka komishanka
doorashooyinka
Xoghayuhu mar uu ka hadlaayey sida ay Beesha Caalamku u
aragto fulintaqodob ka mid ah lixdii qodob ee ay ku soo
afjareen khilaafkiisiyaasadeed ee ka taagnaa Somaliland
wuxuu y idhi “ Runtii
wadamada reergalbeedka ah gaar ahaan kuwa Somaliland
saaxiibka la ah ee in agataageera geedi socodka
dimuqraadiyadda aad bay u soo dhaweeyeen markiiay
saddex da Xisbi ay heshiiska wada galeen lixda qodob ka
koobna,waxaa kale oo ay aad u soo dha weeyeen
inkastoo arrintani komishankamagacaabistiisa ay
arrintaasi inagu dheeraatay oo Madaxweynuhu dhawrjeer
xubno xagga xisbiyada iyo Golaha Guurtida ka yimid uu
dhawr jeerdib ugu celiyey oo ay arrintaasi ka gawr
adeygeen saaxiibada caalamkaaynu ku leena hay,
hadaba markii danbe ee arrinku dhamaaday ee layskiwada
raacay waa la soo dhamee yey, markii la
ansixiyeyna BeeshaCaalamku wey soo dhawaysay.”
Xoghayaha Arrimaha Dibada ee KULMIYE oo la weydiiyey
su’aal ahayd inkhubarada dhina ca Serverka ee la
sugayaa ay waqti qaataan oo waxaa aydoorashadu u darban
tahay ay iyaga tahay maadaama komishankii ladhisay ,
wuxuu ku jawaabay “Waa
runtaa arrinta ugu adagi waa taa,qodobadii kale ee la
doonayay in deg deg loo fuliyo ayaad moodaa inaansidii
ay Beesha Caalamku u doonaysay in lagu deg dego aanay
welimuuqan. Tusaale ahaan Hes hiisku wakhtiyo
gudahood oo mucayin ah ayayahayd inuu ku dhamaado ,
wajiga hore wuu dhamaaday ka labaadna waxaauu ahaa in
marka komishanka la dhiso inaan Magacaabisti isa,
Ansixintiisa, iyo Dhaarintiisaba aanay wakhti fara badan
inagaqaadan, iyada oo hawlo badan oo doorashada la
xidhiidha ay inoohadhasan yihiin , markaa talaabada
labaad ee ay nu sugayno waxa weeyiin komishanka
cusub ay markiiba baaq u diraan wadamada aynu sa
axiibkanahay arrinta ay inaga taageerayaan ee ah arrinta
diwaangalinta.
waxaan u baahanahay khubaradii Caalamku noogu balan
qaaday inay na soogaadhaan oo ay barnaamijkii guda
galaan ka dibna ay qiyaasaan inta ayku qaadan karayso si
ay iyaguna (Komishanka) markiiba ay u
magacaabaantaariikhda dhabta ah ee ay doorashadu
qabsoo mayso, iyaga oo kuxisaabtamaya taariikhda ay
qaadanayso hagaajinta Serverku, waxaas oodhan baad mooda
in ay dib inooga dhacansan yihiin.”
Dr.Maxamed C/laahi Cumar oo la weydiiyey su’aal ahayd in
BeeshaCaalamku ka walaacsan tahay hor u socod la’aanta
heshiiskii lixdaqodob ahaa waxaa uu yidhi
“Beesha Caalamku w
axay leeyihiin heshiiskiiaanu ku soo afjarnay khilaafka
siyaasadeed waanu ku faraxsanahay sidaay ku bilaabmeen
markii hore ,waxaanse doonaynaa in arrinta
qoladakomishanku ay arrintoodii hore u galaan oo aan
waqti fara badan halkaalagu lumin isku imaansho iyo
isbar asho, laakiin ay jadwal cadaan ahsamaystaan oo ay
taariikh u qabtaan waqtiga ay khuba rada
caalamkuimanayaan iyo taariikhdii doorashadana
qabtaan,agabkii iyo dhaqaalihiido orasho lagu
qaban lahaanba ay soo gudbiyaan.Imaanshaha khubarada
Server waxaa ay ku xidhan tahay hadba sida aykomishanka
doorashooyinku dhismihiisa u dhamaysto ee Guddo
omiyihiisaiyo ku xigeenadiisa u samaysto dabadeedna ay
baaq u diraan BeeshaCaalamka”.
Mar uu ka jawaabayay Xoghayuhu su’aal ahayd
Dhaqdhaqaaqyo Magaalooyinku yaala in giriska in ay
ka wadaan ollole Xisbiyada KULMIYE iyo UDUBwaxaana uu ku
jawaabay “Xisbig a
KULMIYE sida la wada ogsoon yahaywuxuu ku leeyahay
wadamada yurub gaar ahaan ing iriiska
taageerayaalaad u fara badan shirarka , is aragyada ,
diyaar garawga iyo taakula ynta Xisbigu hada
iyo jeer waa mid joogto ah , maaha mid xillibilaabanta
xillina dhamaata Markaa taageerayaasha Xisbiga
KULMIYE shirar, Aqoon isweydaarsiyo iyohawlgalo ku
saa bsan xagga doorashooyinka diyaar garawgoodu had
iyojeer wey ka socodaan dalka ingiri iska iyo
wadamada kale ee aanutaageerayaasha ku leenahayba.Xagga
Xukuumada waxaan maqlay Wasiirka Arrimaha Gudaha C/laahi
Cirroayaa dhawaan dalka Ingiriiska yimid oo dha wr
magaalo ingiriska ka midahna soo maray , runtii dee
markaa haddii aanay taa ahayn, dh aqdhaqaaqkale oo xagga
Xukuumada ka yimid oo Ingiriska ka socoda maan maqal.”
Mar la weydiiyey safarka Wasiirka Arrimaha Guduhu ku
joogo Ingiriiskacida uu la kulmay. waxaa uu ku jawaabay
“Waxyaabaha uu u
yimidWasiirku weli meel fagaare ah kamuu she
egin oo muu cadayn balse waxaauu ku sheegay arrin isaga
u gaar ah iyo arrimo kale oo uu kuhorumarinayo Arrimaha
Wasaaradiisa ka qabato Somaliland, taas oo ayugu horayso
Ciid amada Bileyska iyo Nabadgalyadu ugu horeyso sidi
uuuga kaashan lahaa dawlada Ingiriisk a, Runtii
dawlada Ingiriiskuwaxyaabaha ay ka qabto Somaliland waxa
ugu weyn ee ugu hor eeyaa waxaaweeyi inay
doorashooyin xor oo xalaal ahi ka dhacaan oo la
hawl galiyo komi shanka doorashooyinka qaranka in
Somaliland doorasho mucayin ah ooaduunku ogyahay ay
gasho, si qorshooyinka ku talo galka ah ee lagucaawinayo
ay ku salaysnaadaan.
Markaa wixii dawladaha reer galbeedku ina siinayay oo
dhan dib baa loodhigay dunida oo dhan haday ahaato
Ingiriis iyo hadey meel kalebanoqoto waxaasi oo dhamina
wax ay ku xidhan yihiin doorashooyinka dalkaka dhaca iyo
Xukuumada markaa ku guulaysta doorashada, Laakiin
cidimika kula soo deg degaysa Somaliland mucaawinadeeda
maamulka imikajira ma jiraan, iyadoo imika dalku
doorasho u diyaar garoobayo.”
Source: Saxansaxo
|