Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Xisbiga KULMIYE oo Tacsi Diraya
Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Xisbiga KUMIYE, Dr. Maxamed
Cabdillaahi Cumar, a yaa isagoo ku hadlaya magaciisa, ka xisbiga iyo
ka qoykiisaba wuxuu tacsi u dirayaa Mujaahid Axmed Cumar Faarax
“Jaray” oo inankiisii Cabdiraxiim Axmed Cumar uu sh alay shil
gaadhi ku geeriyooday isagoo jooga Abudabay.
Wuxuu Xoghayuhu isagoo ka tiiraanyaysan ilaahay uga baryayaa inuu
marxuunka j annadii ka waraabiyo, dhamman eheladii uu ifka kaga
tagayna samir iyo iimaan ka sii yo.
|