XISBIGA KULMIYE OO MAANTA DHAGAXDHIGAY WADADA SH MADAR EE MAGAALADA
HAREGYSA
Hargeysa (TNN)-Xisbiga Mucaaridka
Ah Ee Kulmiye Ayaa Maanta Dhagaxdhigey Wadada Sh .madar Ee Magaalada
Hargeysa.Wadadan Cusub Oo Ay Dhisayaan Xisbiga Mucaaradka Ah Ee
Kulmiye Ayaa Waxaa Dhagax Dhigey Saaka Masuuliyiinta Xisbiga Kulmiye
Oo Ay Kamid Y ihiin Gudoomiyaha Ololaha Doorashada
Madaxtooyada Ee Gobolka Maroodijeex Xildhibaan Axmed Maxamed
Diiriye{NacNac} Iyo Gudoomiayaha Gobolka Maroodijeex Ee Xisbiga
Kulmi ye Mudane Axmed Xaaji C/laahi Xamarje.Ugu Horeyn waxaa
Halkaasi Kahadley Gudoomiy aha Gobolka Maroodijeex Ee Xisbiga
Kulmiye Mudane Axmed Xaaji C/laahi Xamarje.
Waxaanu Tilmaamey In Wadadani Ay
Ahayd Ubacdii Hargeysa,Xuduntii Hargeysa Wadadii Sh.madar Waxaa Gala
Madax Aad Ubadan Waxaa Galijirey Madaxweyne Kuxigeenka Soma
liland Waxaa gala Gudoomiyaha Gobolka maroodijeex Waxaa Galla
Wasiiro ,waxaa uu Inta asi kudarey oo uu sheegey in Wadadani
ay dadweynaha dagaa ay dhibaatooyinbadan ka soo gaadheen
Runtii Dadka Halkaasi Ku Jajabaa Waxaa Ay Ka Badan Yihiin 100 Qof Oo
Ah Dadkii Wadadan Maraayey .
Waxaanu Sheegey in Ay Xisbi Ahaan Goosteen In Ay Iyagu Wadadaa Dadka
ka dhisaan Oo Ay Kahagaajiyaan .Waxaa Isna Madashaasi Lagu Dhagax
dhigaayey Wadadan Cusub Ee Xa afada Sh.Madar Uu Xisabiga
Kulmiye Udhisaayo Gudoomiyaha Olalaha Doorashada Gobolka Maroodijeex
Oo Ah Madaxa Mashruuca Wadada Loo Gu sameynaayo Dadweynaha Ku
dha qan Xaafada Sh.madar Waxaanu Hadaladii Ku Bilaabey.Wadadan Sida
Uu Gudoomiyaha Gob olkuba Inii Sheegay Madax Badan Ayaa Gasha
Madaxwene Kuxigeenka Ayaa Muddo 7 iyo Badha Galaayey, Waa
waxyaabaaad layaabeysoDalkan Ee Aad Odhaneyso Miyaaney Mada
xdani Dadkoodan In Kanaxayn Waxaanu Xildhibaan NacNac Sheegay In
Iyagu Xisbi Ahaan Goosteen In wadooyinka Ugu Horeeya Ay wadadaasi
Kamid Noqoto ,Waxaanu Sheega waa taasoo waad arkeysaan waataa
hadda Caro Tuulkii Ladhigaayo Anagu Beentii Udub iyo Dh agaxii
Udub Masheegayno Waxaanan Balaqaadeynaa in Wadadaasi Ay Noqoto
Wadooyinka Ugu Horeeya ee aanu dhisno.
Waxaa Uu Xildhibaan NacNac Dadweynaha Usheegey In Hadii Ay Doortaan
Xisbiga Kulmiye Ay Wadoyinkaa udhisi Doonaan Waxaanu Uu Tilmaamey In
Madaxweyne Kuxigeenka Somai land Garan Waayey In wadadaasi Uu
Carro Tuul Uu Dadka Kaga Shubo Waxaanu sheegay In Ay Wadadani Ay
Tahey Mashruucii Ugu Horeeyey Ee Xisbiga Kulmiye Uu Dadweynaha
Som aliland Ubalanqaado Waxaanu Sheegey Inuu Aad Ugu Kalsoon Yahey
In Balaqaadkaasi Sidiisa Uga Soo Baxaan…..
Talaabadani U Xisbiga Kulmiye Qaadey Ayaa waxay Kusoo Beegmaysaa
Iyadoo Lmaraayo Wareegii Shanaad Ee Ololaha Doorashada Madaxtooyada
Oo Lafilaayo In Ay Dalka Kaqabsoonto 26Juun Ee Sanadani 2010ka ,Waana
Talaabo Uu Dadweynaha Reer Sh.madar Aad Usoo jiidatey Waxayna
Ubalaqaadeen Masuuliyiintii Xisbiga Kul;miye Ee Wadadaasi Dhagaxa
Dhigeysey In Codkooda Uhibeyn Donaan Xisbiga Kulmiye…
Axmed Maxamed Shaqalle
|