Haddii aad ka mid tahay taageerayaasha Xisbiga Kulmiye ama dadka daneeya arrimaha isbeddellada ee ka socda dalkeenii Somaliland, fadlan ha ka maqnaan munaasibaddan qaaliga ah ee sida weyn loo soo agaasimay.

Waxaa kulankan ka soo qayb geli doona siyaasiyiin, aqoonyahano, odayaal, culimaaudiin iyo kuwo magac iyo sharaf ku leh taariikhda Somaliland. Dadka halkaa ka hadli doona waxa ka mid ah:

Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Xisbiga Kulmiye Dr Mohamed Abdillahi Omar.



WAA GOORMA:
21 MARCH 2009, 3.00PM – 7.00PM

WAA MEELMA: SELBY CENTRE, SELBY ROAD
                        TOTTENHAM , LONDON, N17 8JL



Waa goob aad wax ku kordhin karto waxna ka korodhsan karto!!!

 



Wixii faahfaahina kala xidhiidh :


Mukhtaar taysa   
07946038668
M Osman               07961270910
A/Rahmaan          07984139854