Xashee Nin libin Kaa Xistiyey Xumihii Waaa Yaaaabe



 



Asalamu calaykum dhaman, waxan salamayaa Bahda Timacade News meel kasta oo ay jogan ,salan ka bacdi waxan donaya in aan wax ka idhahdo arin baryahan danbe ka socotay saxafada xorta ,gaar ahaan websaydyada,tasoo ahayd in qolo qowlaysa to ah oo aan filayo in wax ay si sharci daro u heli jiren laga jojiyey, ay si aan aqli iyo celmi tona hogaminayn, u fadexadeynayan ama u cayayan masuul qaran oo xishmad iyo qadarin ka wada mudan umada somaliland wana Mareyaha TV Qaranka md. Khad ar Cali Gaas.

Tasoo ay niman afmisharin ahi ay baryahan danbe wabsaydayada wax ku soo qor qo rayey .Hadaba aniga oo fikirkayga ka dhibanaya arinta waxan leyahay xashee nin lib in kaa xistiyey xumihii waa yabee. Khadar Cali Gaas , waa halyey Qaran oo ay tariikhd u xusi donto mesha uu kaga jiro Qarankan S.land, waxbana yeli mayan kuwan manga bka ah ee shilinku xukumo wana iska ciyarayan waxan mar labad ku celinayaa in ay ka wantoban waxan ay soo qor qorayan ciyalka daba cayuunka ka ah.
 

 

 

 


Hassan Cali Tayuub

xasan509@hotmail.com
Holland