Xafladii Minnesota
Xafladii Minnesota aa xalay (Mahaa tii dhacaday labo sano ka hore ee Somaliland.ORG la soo galiyay) Oo Si Heer Sare Ah U Dhacday Iyo Gudoomiyihii Jaaliyada Somaliland Ee Minnisota Xasan Yonis Iyo Ururka Ardayda Somaliland aa Minnesota Oo Hadalo Ka Jeediyay. Waxaa xalay ka dhacday Suhuura Alsharaayan oo ku yaala konfurta magaalada Minneapolis (Not Sharatona Hotel) Xaflada aad iyo aad uu qurux bada. Xagas oo uu Abdixakim Xaji Saciid uu ayad quran ah noogu furay. Waxa ka soo qayab galay dad aad iyo aad uu faro badan. Waxaa xaga hadalo iyo guubaabino ka soo jeediyey Gudoomiyaha Jaaliyada Minnesota Mudane Xasan Yonis iyo odayasha magaalada Minneapolis Ibrahim aayo iyo Prof: Maxamed Albari. Waxaa kaloo halkaa ka hadlay aqoonyahano badan, waxaanay dhamaantood ummada Somaliland u rajeeyeen horumar iyo badhaadhe inuu sanadkaa sanadka xiga ku gaadhsiiyo, lagan gudbo ururda iyo shakhsiyadnimada ayaa wadaan dadka qaarkood. Waxa kale oo Gudoomiyaha Jaaliyada Minneapols-MN uu ka hadalya
wararkii baanta ahaa, am been abuurka ahaa aa la soo galiyaya
Hadhwanaagnews. Waxa uu Gudoomiyaha ku tilmamay in anaay
Hadhwanaagnews wadin danta umada Somaliland aa ay wado iska horkaan
iyo Somaliland burburis.
|