Ogeysiis: Xaflad balaadhan oo loo samaynayo furitaanka Xarunta
Telefiishanka Qaranka (SLNTV) ee London
Dhamaan waxa la ogeysiinayaa dadweynaha reer Somaliland ee ku nool
dalkan Ingiriiska in xafl ad balaadhan oo lagu maamuusayo furitaanka
Xarunta Telefishanka Qaranka ee Yurub lagu qa ban doono magaalada
London maalinta Sabtida ee taariikhdu tahay 29.10.11, saacadu markay
t ahay 16:30-22:30. Haddaba waxa munaasabadan inoogu marti ah
masuuliyiin sare oo ka tirsan dowladda, jaalliyada iyo fanaaniinta
qaranka oo halkaasi heeso iyo madadaalo ku deeqda ku soo bandhigi
doona.
Goobta: Beacon
Community Centre, Scott Crescent
Rayners lane South Harrow HA2 0TY
Maalinta: Sabti
Wakhtiga: 16:30:
22:30
Taariikhda:
29.10.2011
Wixii faahfaahin ah kale soo xidhiidh telefoonada hoos ku xusan.
Mobile:
07931821364 ama 07539900226
|