Xaflad Loogu Dabbaaldegayo Doorashadi Somaliland iyo Guusha Xisbiga Kulmiye

 

Xaflad Loogu Dabbaaldegayo Doorashadi Somaliland iyo Guusha Xisbiga Kulmiye ka soo Hooyey Doorashadii Madaxtooyada Somaliland oo Birmingham ka dhiici doonta 11 Julay 2010 ku began maalinta Axada .Haddanu nahay Laanta Birmingham Xisbiga Kulmiye wa xaanu qabanayna Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay anu ugu tala galay  dham aan qaybaha bulshadu ka kooban tahay oo dhan sida rag iyo dumar iyo caruur

Waxaanu ku soo dhaweynayna cid alla ciddi ka soo qaybgeli karta Somaliland ah degen Birmingham iyo meel kasta .waxaanu idInku soo dhawaynayna gacmo furan waana  fre e sido kale waxaa ka heli doontan cunto fudud iyo cabitan free ah

Xaflada oo ujeedadeedu tahay in anu ku soo dhawayno doorashadi Somaliland ka  dha cday sida nabad gelyada inoogu dhacday iyo natijaadi Doorshada Xisbiga Kulmiye ku guulaysten Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo} iyo ku xigeenkiisa  Ca bdiraxman Cabdillahi (Saylici) Xafladan waa mid Somaliland oo dhan wada ledahay  ma ha mid Kulmiye oo kaliya.

Hadanu nahay Guddida Qabanqabada xaflada Birmingham waxanu idin soo kiraynay  ho ol weyn oo qadaya 1000 qof waana hoolki anu ku qabanay xafladi ugu danbaysay. waxaa halka idinku diyaara

Abwaanin u ka mid yahay Mawlid Adan oo ah abwaanka sameeyay heesta annagu  Kul miye ayaanu nahay ku luqeeyo Faysal Yusuf Cilmi iyo fanaanin idin qadi doono heesihi calanka . waxaa hadi ay sura gal u noqoto khadka telifoonka inagala qayb geli doona Madaxweynaha cusub Somaliland Silanyo iyo kuxigenkisa Saylici waxaa barnaamijka  li ve u dubaya soona daynaya TV ga cusub ee Somali Channel oo hada Reer Somaliland isticmaalan .



Wixii ku saabsan Xaflada waxaa kala soo xidhiidhi kartan Guddida Xafalada .



Cabdikhalaq Sh. Cismaan Nuur Gudoomiyaha tel 07868112762

Maxamuud Xirsi 07846047978

Mawlid Adan 07828725207

Maxamuud Cabdiraxmaan 07792524133

Mubaarik Yuusuf(Bidhi) 07956426747



Dumarku waxay la xidhiidhi karan

Tel 07949192978

Tel 07944965164



Ciwaanka Hoolka lagu qabanayo xaflada


35-41 Highfield Road, Alum Rock,
Birmingham,B8 3QD