Waxaan dhamaanba
Ummada reer Somaliland uga tacsiyadeynayaa
Isqarxintii foosha Xumeyd
Waxaan dhamaanba Ummada reer
Somaliland uga tacsiyadeynayaa Isqarxintii fo osha Xumeyd ee shalay
La la beegsadey Taliyhii cidamad Somaliland ee jiid Hore Ale ah
naxariiste Marxuum cismaan yuuusuf Nuur
Marka ugu horeeysa waxan dhamaan
ummada reer Somaliland uga tacsiyadeyna yaa isqaraxintii
foosha xumeyd ee shalay la la beeg sadey taliyihii ciidamada
Som aliland ee jiida hore ale ha naxariistee
marxuum cismaan yuusuf nuur waxaan lee yahya eheladiisa iyo
qarabadii uu ka geeriyoodey iyo dhamaanba ummad reer So
maliland ilaahay marxuumka janadii farduusa ka warbiyo dhamaanteen
samir iyo iimaan ha inag siiyo
Waxaan kaloo jamuuriyad Somaliland u soo jeedinayaa in qofkasat oo
reer Soma lilanad ahi si gaar ah uga feejignaado qaraxayadan
noocan oo kale ah ee La la be eg sanaayo musuuliyiinta iyo dadka
madaxda ah ee xilaalka waa weyn ka haya ja muuriyad Somaliland
tan manta inagu dhacdeyn ay tahay mid dhamaanb reer So
maliland sameyn weyn ku yeelanaysaa cadowgeenuna ku farxaayo balse
sidaa h ubaashi ah ee dadka reer Somaliland ka go,aan
inaan cadow sida inaga guulaysan Karin marnaba
dalkeen iyo dalkeenaba aynu difaacayn mid gudaha jooga iyo mid debad
joogaba
Waxaan kaloo u soo gud binayaa dhamaanba dadka reer somalilanad ee
ka soo jeeda degaan ahaan gobolka sool inaan waxaan manta ka dhacay
gobolka hore ug jirin ee ay tahay wax hada ku cusun lakiin looga
baahan yahay dad reer sool ineey feejinaan gaar ah ka muujiyaan
dhacdada iyada ah ayagoo wax kasta oo ay u arkaan in falal ka noocan
oo kali ku hoos jiraan ay soo wargaliyaan
ciidamada qalab ka sidaa si gobol ahaan dhibaatada iyo falal
ka noocani ugu soo badan ila ahay ayanu ka barayn inuu inag
hayo wax yaalaha caynka oo kale ahee dadka sidaa kale diinteen u
qaatay ee ka dhiganay dadka muslimiinta ah
dhiigood xalaa shaanaya
Waxaa looga bahan yahay ciidamad qalabka sida inay sida ugu
dhakhsaha badan ay u helaan cidii ka danbaysey qarxii shay lagu
dilay taliyihii ciidamada Somaliland ee jiid hore ayna gacan bira ah
wax kaga qabtaan isla marka aya helaan si shar ciga waafaqsan
iyagoo adeeg sanaya xeerka ciidamada qalabka sidaa
Waa in gobolka sool loo diraa ciidamad (C I Da) Somaliland waa in
meel kasta oo gobolka wadooyin iyo laga soo galo ma lag baxi la
dhigaa ayadoo ciidamad( C I Da ay adeegsanayaa hababkood u gaar ka
ah ee ay ku shaqaalan iyo afgarashadood ay u leeyihiin experience
isla markaan wax ka qabtaan dhacdadan iminka inagu dhacadey gobolad
Somaliland oo dhan ay ku wargalisaa cid kasat oo ay u arkaan dadkaas
wax qarxinya ee looga shaki qabo iney isdaa ugu dhakhsah badan
ciidamad police ula xidhiidhan una report gareeyaan waxaynu u
dabaaldegney 29 10 2009 dadkeeni lagu layay is qarxintii ka dhacdey
hargeysa 29 10 2008 halkaas aynu baroordiiq isu soo baxeen dhamanab
dadkii ay dadkaasi ka geeriyoodeen iyo dhamaanb masuuliyiin
jamuuriyad Somaliland waxaad ogaata malinta aynu xus eyney
inaga inoo ahyd malinta muruga Somaliland inay cadowgeen ay u ahyd
malitii gush ay gaadheen mahana inaynu mar walna sidan oo kale inagu
dhacdo aynu hadan si yar u ilow no waxa haboon in mausuuliyinta sare
go .aamo adag iyo ka soo saarto kana hadasho arintii dhacadey 29 10
2008 marwalbana la xasu usiyo reer Somaliland xanuunkeedii iyo
sidii laynoogu talo galay inaan cid inaga hadhin madaxdeenii halkaa
ku sugneyd iyo dhismayasha madaxtooyada intii badneydba ay burburtay
Waxaa kaloo iyadaan loo baahan yahay in dadka reer somalilanad
ogaadan hadii dalkeen ay isqarxinta aynaan ka hortagin ay naan
samayn tiir adag oo aynu isk aga dhigno arintaa iyada ah ee
iminkaa sidaa isdaba jooga wadanka uga dhacysa ilaa 2008 kii
Ay wadamada inaa taageera xaga ictiraaf raadinta iyo horumarka
Somaliland ba ay walaac weyn iyo dhibaato hore oo kaga soo baxdaa
Somaliland wadamada ay ku noqoneyso ayna u qaadan karaan inaynu
la qabno Somalia dhibaatad ka taa gan isla markaan ay u
arki karaan kuwaa somaalia dadka ku qalanaya oo kale aynaan waxba
dhaamin Somalia oo aynu 18 year ago aynu ka go.naya hiyigeen
xornimad doonka ahaa iyo kii horumarka raadiska aahaba iyo
dimuquraadiyad dalkeena ka jirta ay halka ku baaba.aado markaana
aynu la mid noqon kuwaa mi diyaha
dadakood u sitee malin walba caruurta iyo haweenka doox dooxaayaa
ilaahay dib inooguma celiye waxan inooguma dare
Waxaan loo bahan yahay in la muujiyo wada jirka Somaliland iyo isku
duubnideena inaaynu meel cadowga Somaliland
uga wada jeesano mid askri iyo mid shacab ah baa loo wada
dhaqaqna sidii looga hortagilahaa dhibataada is qarxintaa dalka ku
soo badaneysaa
Hanoolata Somaliland
Waa bilaahi tawfiiq
Abokor Ismail Mohamoud
Abokor_14@live.co.uk
United kingdom
|