Wasiirka
Dib u Dejintu Wuxuu Ku Amaanan Yahay Daacad nimada iyo
Waxqabadkiisa
Wasaarad
kasta waxaa loo igmaday in ay ka soo baxdo waajibaadka
qaranku u igmaday oo ah in wasiir kastaaba si daacad ah
uu dalkiisa iyo dadkiisa ugu shaqeeyo, ilaaliyo
hanti da qaranka ee uu ummadda u hayo, kana fuqaado
musuq-maasuqa iyo caddaalad-darr a da.
Hadaba
waxaa jira wasiiro xilkoodo si hufan uga soo baxa
gartayna waajibaadka qaran ee saran si hagarn la'aan
ahna dalkooda iyo dadkooda ugu shaqeeya, haddii aan soo
qaato mid ka mid ah waasaaradaha u xilsaraan u gar-gaarida
dadka dan yarta ah, taasoo ah w asaaradda dib-
dejinta. Hadaba waxaa isweydiin leh maxay qabatay
waxaaradda dib u de jintu, maxayse kaga duwantahay
wasaaradaha kale? Haddii aan su'aashaa ka jawaabo
w axaan booqday maalin maalmaha ka mid ah wasaarada
dib-u dejinta oo ay hor tuban yihii n dadweyne aad
u tiro badan, dadkii goobta wasaaradda dubnaa oo ahaa
dad danyar ah oo ku nool ama noloshoodu ku dhisan tahay
mucaawimada ay siiso waraadda dib u dejin tu.
Mid ka mid ah dadkii dibada dubnaa ayaan weydiiyey
waxyaabaha ay wasaaraddu siiso w axaanu iigu
jawaabay, "wasaaraddu waxay na siisaa waxyaabo daruuriga
ah waxay noo dhistay guryo, waxaa dadka aan guryaha la
hayn la siiyaa boxo, shiraaqyo, taandhooyin, raashin IWM.
Runtiina noloshayadu waxay ku tiirsan tahay wasaaradda
dib-u dejinta ma na ilaawi-karo wax qabadka uu noo
qabtay wasiirka dib u dejintu Md.
Maxamed Yuusuf Ci smaan, oo aan odhan karo
waa wasiir daacad ah bulshada jilicsana u adeega" intaa
ka dib ayaan hadana gabadh iyana goobta joogtey aan
weydiiyey waxaa ay ka doonayso wasa aradda dib-u
dejinta iyo waxyaabaha ay u qabato dadka saboolka ah
waxayna iigu jawa btay. "annagu waxaanu ka soo
noqonay dulcad oo waxaanu ahayn dadkii dalka dib ugu soo
noqday ilaa maalintii aanu nimi ilaa maanta waxaa
nacaawinaysey wasaaradda dib u dejinta, anigu waxaan ka
mid ahay dadka guryaha loo dhisay"
Dadweynuhu waxay ii muujiyeen in wasiirka dib u dejintu
Md. Maxamed Yuusuf Cismaan
u u intii uu joogey wasaaradda uu dardar cusub geliyey
hawlihii wasaaradda wax badana u u u qabtay dadka
danyarta ah iyo qaxoontida reer Somaliland ee dalka dib
ugu soo laabt ayba.
Si
kastaba ha ahaatee waxaa muuqata in dadweynuhu ay si
weyn u ammaaneen wasiirka wasaaradda dib-u dejinta
Md. Maxamed yuusuf Cismaan,
oo muudo kooban wasiir ka ahaa wasaaradd dib-u dejinta.
Maxamed Yuusuf Cismaan
wasiirka dib-u dejintu waa nin aqoon yahan ah kana soo
laabt ay qurbaha si uu dalkiisa iyo dadkiisaba wax ugu
qabto, waana wasiir ay wada amaaneen dadka danyarta ah
ee ku xidhan wasaaradda dib u dejinta ama ku tiirsa taa
ayaa muujina ysa in wasiirka dib-u dejinta uu wax
badan qabtay iyada oo lay sheegay in sanadka cusu
bna ay wasaaraddu wax badan oo kale qaban doonto.
Cali Maxamed Ibraahim, Freelance Journalist
Hargiesa Somaliland
Tell 4481897
|
|