Wasiirka Macdanta,Biyaha & Tamarta Somaliland ,Eng. Xuseen Cabdi Ducaale iyo saraakiil ka socota Midawga Yurub, oo magaalada Tog-wajaale u tagay sidii loo bilaabi lahaa Mashruuca Biyo galinta
T Timacade News Desk Tog-wajaale , Somaliland