Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibada iyo Iskaashiga Caalamiga Somaliland, Dr / Professor Maxamed Cabdillahi Cumar,waa Halyey taariikhdu xusi doonto, dadaal & tacab badanna ku bixiyey qadiyada aqoonsiga Somaliland