Wasiirka
Arrimaha Dibedda Somaliland oo dhambaal tacsi u diray qoyskii iyo
qaraabadii uu ka baxay Safiirkii Somaliland u fadhiyey Kenya
Wasiirka Arimaha Dibeda Somaliland, Dr. Mohamed C/lahi Cumar, isaga
oo ka tiiraanyaysan geerida naxdinta leh ee ku timid Maxamed Nuur
Axmed (Indhobuur), oo ahaa wakiilka Soma liland ee Dalka Kenya,
waxaa uu tacsi u dirayaa qoyskii uu ka baxay, qaraabadiisa,
Jaaliyada Somaliland ee Kenya iyo umadda Somaliland oo dhan, waxaanu
Wasiirku ilaahay uga baryay aa inuu samir iyo iimaan ka siiyo
Marxuumka isagana ilaahay raxmadiisa siiyo.
Inaa lillaahi wa inaa illayhi raajicuun.
Press office
Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah.
|