WARSAXAAFADEED

Taariikh: July 28,2011
KU: SAAXAAFADA MADAXBANAAN IYO TA DAWLIGA AHBA
OG:MADAXWEYNAHA SOOMAALILAND
OG:GUDOOMIYAHA MAXKAMADA SARE
OG:XEER ILAALIYAHA GUUD
OG:KOMISHANKA DOORASHOOYINKA QARANKA
OG:GARYAQAANKA GUUD EE QARANKA
OG:XAFIISKA LOOYARADA SOMALILAND solna
Aniga oo ah gudoomiyah Xisbiga UCID waxa maalmahanba socotay
gudoomiye aan sharci ahaynm magiciisuna yahay AADAN MIRE WAQAF oo
xilkii gudoomiyaha xigeenka 1aad ee ku meel gaadhka ahaa ee xisbiga
UCID lagaga xayuubiyay xilkii iyo xubinimadiiba shirkii golaha dhexe
ee sadexaad ee ka qabsoomay 26/7/2001 magaala da Hargaysa .
Hadaba saxaafada qaar keed inay ula macaamilaan sidii gudoomiye
sharciya taas oo keeeni karta dhibaato nabad galyo xumo hadii qofkii
kastaaba wuxuu isku magacaabo loo aqoon sado
Sidaas daraadedd waxaan idin ogaysiinayaa in wixii hada ka danbeeya
saxaafada qorta in uu yahay gudoomiyaha xisbiga UCID EE KU MEEL
GAADH KA AH Aadan Mire Waqaf in aanu ku oogi doono dacwad sida
sharciga waafaqsan
ALLAA MAHAD LEH
ENG:FAYSAL CALI WARAABE
Gudoomiyaha Xisbiga UCID
|