Jeneral Taani, Jeneral Saqdhi waxa la idinka baahan yahay cadaalad, nabadgalyada o sugtan iyo inad ka feejignaatan adeegsi garab
 

 

Ku / Jeneral Nuux Taani iyo Jeneral Maxamed Saqdhi Dubad

Ku /ciidamada qaranka milatari iyo boolis ba



Mudanayaal marka hore waan idin salaamaya waxan idinku salaamay salanta  isla amka o ah aslaamu calykum, salaanta ka bacdi waxad la wada socotan marxalada adag ama xaalada qalafsan ee u maanta ku suganyahay dalkeenu, runtiina marna daah idinkama saarna khilaafyadda siyaasadeed ee ka dhex ALOOSAN dawlada iyo mucaaridka oo adm oodo in ey dawladu dibu gurasho rabto in ey ku sameyso  hes hiiskii 6 qodoba ka kooban ee loogu soo afjaray khilaafkii sanadkii hore, somalidu waxey tidhaahda KUR WAAYEEL WAA WADA INDHO waxa runtii inoo cadeynaya dibu gurashadaasi ay dawladu wada  afc aasha ey dawladu ka dhex wado  golayaa sha qaranka o haatan burbur iyo khilaaf  siya asadeed u dhex MIRANAYO o ad si fiican ula soctan shacabkuna og yahay cida ka  danb eysa ee dhabarka soo  taaba tay shirgudoonka golaha gurtida.


Waxakaloo ad la socotan cadawga badan ee eynu leenahay ee maanta inoo soo dhibilis anaya ee doonaya inuu maruun goldaloonyinkeenna ka faa'iideysto ee  runtii ilqoodhaasi inaga daalacanaya islamarkan inaga daawada habeen waliba  Univ eralTV iyo mareegaha caalamka, waxad iyan la socotan xaaladaha adag ee  maan ta madaqadu ku sugan  taha y o u caalamka odhami il gaar ah ku eegayo haddii ey tahay budhcad badeed iyo haddii ay tahay islaamiyinta xagjirka ah ee maanta ku soo badaneyan madaqadan eynu ku  sug an nahay, iyo dawlada tamarta daran ee caalamku ictiraafsan yahay islamarkan u  saca binayaan kuna sheegayan dawlada soomaliyeed o dalka odhan ka talisa taaso runtii ah mid an waxba ka jirin o nasiib daro ah. Waxa runtii nasiib daro ah inuu caalamku ictiraafo dawlada ku sugan   ma daxtooyadii xamar o ah 2kmt oo isku wareega ah, runtiina waa nasiib daro inuu caalamku maanta indhaha ka qarsado JSLand oo maamuleysa  xuduuda ha inoo  dh exeya dawladaha inagu xeeran ee eynu jaarka nahay Itoobiya, Jabuuti iyo  somali ya.


Intooso dhibaantooyin ihi waa kuwo ku xeeran JSL oo runtii loo baahan yahay inaad  wa xbadan ka qabatan o ad gudatan waajibaadkiina iyo hawlaha nabadgalyo ee la idin  igma day, runtii ciidamadu waa lafdhabarka sugida nabadgalyada dibad iyo gudaba, waxa mar walba waajib ah maadaama eynu qaadaney nidaamka dimuqradeyda ku saleysan inaad iska ilaalisan adeegsiga maamulka maanta jira o ad ka feejinaatan inaad cadaalada iyo waajibaadkiina ka leexatan.


Maanta waxanu idin ka baahan nahay haddii anu nahay axsaabta mucaariidka ah iyo  ta ageerayaashooduba inaad nabadgalyada iyo cadaalada ilaalisan o eydin  no qon ciidamo la adeegsado oo wasiiro iyo maamul amar siiyo. Waxanu u baahan  na hay inaad ka qeyb qaadatan sidii loo soo gunaanadi laha iney dalkeena ka dhacdo ama ka qabsoonto  doors ho xor o xalaal ihi, hawlaasi doorashada ku saabsani waa muhiim inaad ka qeyb  qaadat an o ad muxaafid iyo mucaaridba ku dhiiri galisan iney dalka ka qabsoonto doorasho, had dii ey doorasho dhacdo waxa hubaal ah in  ciidm adu yeelan doonan yool iyo niyad sami ey dalkooda ku difaacan islamarkan  naba dgalyada sugan doonan gudo iyo diba ba.


Haddii an inyar dib ugu noqdo habdhaqanka ey leeyihiin ciidamada wadamada hore u  ma rey ee eynu higsanaynaa, runtii waxey hormood ka yihiin ciidamadoodu  cada alad, difa aca dalka, nabadgalyada iyo ilaalinta xuquuqda shacabka o ey marwalba iska ilaaliyaan in aney ku xadgudbin muwaadinta ama shacabkooda, waxanu  hadd aba idinka baahan nahay inad qadarisan qodobadaasi o ad noqotan ciidamo  shac ab, axsaabta iyo  dawla da ba u adeega o cadaalada iyo nabadgalyadaba suga, had dii habdhaqankaasi  wanaag san la idinka waayo waxad u biyo shubaneysan  ciida mo digtaaro u adeega o an  qaran ka habayaraate u hiilin, waada la socotan  maa lmihii xanuunka badan ee u Siyaad Bare ciidamada u adeegsan jiray shacabkiisa iyo dhibaatooyinkii ey geysan jireen, waxan idin rajeynayaa in eydin noqon qaar sidaasi u dhaqma e noqda kuwo cadaalada suga iyo nabdgalyada oo shacabka u hiiliya.


Waxan ku soo gabagbeynaya qoraalkeygan fariintaasi an u dirayo ciidamada nabadgaly ada gudo iyo dibad suga ee ah milatari iyo boolisba iyo labad hogaamiye  m udane Nuux Taani iyo mudane M. Saqadhi, oo an leeyahay waxanu idinka baahana hay CADAALAD,  DHEXDHEXAADIMO IYO INAD FEEJIGNAATAN O AD ISKA  ILAALI SAN ADEEGSI GARAB





Guul somaliland




Cumar Daarood Xassan

Gudoomiyaha Guud Nordic - UCID