Warbaahinta Somaliland ee Madaxbanaan Waa Iftiin Iyo Cadce ed u Soo Baxday Somaliland,Ee Aan Hiil Iyo Hooba La garab Istaagno

 


Waxaan Salaan Culus u Diray Ummasda Musliminta Ah Wax Mahadleh Alleheeni Weyn ee Inagu Um may Koonkan Aan Maanta Hadhsaneno, Wax Nabad Iyo Naxariis Korkiisa Ahatey Nabigeeni Suubana ee Maxamed, Wax Amaan Iyo Bogaadin Leh Saxaafadda Madax Banaan ee Ka hanaqaaday Dalka So m alilad,Ee Dowladiisa Ragaadisay Eexda ,Qabyaaladda, Cusurnimadda, Musuqmaasuqa Lafdhabarta u Noqotey,Hadii Ay Tahay Hantida Qaranko Lagu Takafaro Hadaytahay Shaqaalaha Dowladda Eex Iyo Qabyaladda Lagu Qoro Ama Lagu Shaqaleesiyo,Hantidda ummadu u Siman Tahay Oo La kala she egto Ama La Dhaweesto.

Haddaba Hadii Aan Jiriy Lahayn Media Ama Saxaafadda Dadka Runta Iyo Xaqiiqda Jirta Goor Iyo All el,Dalkeeni Wuxuu Noqon Lahaa Meel Gabal Dumay,Haddaba Waxaan u Arka In Cadceeda Somalilan d Ay Tahay Saxafadda Madaxbanaan Waan Qoroxda Geli Ka soo Baxda Somaliland,Wax Warar Iyo Dhacdooyinka Inogu Soo Gudbiyan Sacadsacad,Taako Taako,Daqiiqad Daqiiqad,Hadh Iyo Habeenba Heelan u Yihiin Hubinta Iyo Gudbinta Wararka Dalka Iyo Dadka,Ayogoo Mamaacan Jecesha Xukum mada Iyo Amaan jeceshay Masuulintu Habeen Iyo Maalin Dil Iyo Hagardaamo Ku Hayaan,Ayoogo jecel Dulmiga Iyo Xaqdaradda Ummada Ku Wadaan In Sacabka Loogu Tumo Aanay Cidii Sheegin Wax Sameenayan Iyo Wax Wadaan.

Hadaba Waxaan Odhan Lahaa Saxaafadda Somaliland Waa Cadceed Soo Baxday oo Diirisya Dadko Dhaxani Hayso oo Diirisay,Hadii Aynan Dadkeena Shacabka Ah Aynaan TageerinmIftiinka Somalialnd Kasoo Baxaya ee Ah Saxaafadda Oo Hiil Iyo Hooba U Hurin, Gudhiidona Waxayna Noqon Doonta Som aliland Aqal madow Toosh Ku Ilaynaysa Waraabayasha Wax Kayeeli Donaan Sidey Doonan.

Hadalkayga Waxaan Walalyaal Ku soo Gaba Gabagenaya.Guntiiyo Gabagabadii, Aan u Kacno u Gunt ano Saxaafadda Somaliland ee Madaxa banaan Xaq u Dirirka Ah,Waliba Xukummadan Midida Dabkee da Haysa ee Amaan Jecel Wax Sameesatey,Saxafadda Lagu Wiiqayo Warbaahinta Madax Banan oo Loo Eekay Siyey Ina Madaxbanantahay Lagana Xukummo Madaxtooyadda iyo Daaha Dabadiisa.
 


Alle Mahadleh

Yuusuf Husein Kabadheere
Yuussuf@live.com
Sweden/Trollhättan