Waa Hees cusub oo
magaceeda la yidghaa "Waa Dagal Ilaah" oo uu curiyey abwaanka weyn,
Mawliid Adan (Qol qol)
Codkii Faysal Yusuf Cilmi
(Faysal Yare)
Waxaan salaamayaa dhamaan shacab waynaha reer Soomaaliland meel ay
kala joogaanba, gudo iyo dibadba.Waxaan ku hambalyaynayaa 20 Guurada
ka soo wareegtay la soo noqoshadoodii Da wladnimo.
Waxaa kale oon salaamaya shaqaalaha Shabakadda
Timacade News, oon u hayo Qadarin badan.
Waxaan maanta shacabkayga u soo gudbinayaa ama aan labaatan Guurada
kaga qayb galayaa dhawr Heesood , hase ahaatee waxaan u soo
horaysiinaya heesta la yidhaa " Waa Dagal
Illaah ".
-Waa erayadii Mowlid Aden
(Qol qol)
-Laxankii , laxamiistaha wayn , Aden Hussein (karoone)
-Muusigii Al-Ustaad, Ahmed Saalax Qaasim
-Codkii Faysal Yusuf Cilmi (Faysal Yare)
Iga gudooma
|