Rotterdam , Holland (TNN)- Ururka Hooyo Waa Lama Huraan ee Dalka Holland, oo ka mid ah urura da ugu fir fircoon ,uguna waxtarka badan dhammaan ururada ay leeyihiin Jaaliyadaha Somalilan d ee qurbaha degan, ayaa shir labadii biloodba mar ay isugu yimaadaan ku qabtay maalintii Sabt ida, Bisha Arpil 2, 2011, Magaalada Rotterdam ee Dalka Holland. Shirkaasi oo si heer sare ah loo soo agaasimay,waxay kaga arrinsadeen wixii hawlo u qabsoo ma y, waxa hadda u yaalla iyo qorshaha dheer ee ururku rabo inuu ku tallaabsado. Waxaa kale oo shirkaasi lagu lafo guray ,sdii loogu sii gogol xaadhi lahaa,looguna sii diyaar garoobi lah aa , xuska maalinta Qaranimada Somaliland ee 18 May ee Sannadkan 2011 . Ururka Hooyo Waa Lama Huraan,waa urur samo fal ah , qayb libaaxna ka qaataa waxtarka Cus bitalada lagu xannaaneeyo dadka dhimirka qaba iyo weliba xarumaha agoomaha ee dalkeenii Hoo yo ,Somaliland.
Guud ahaan shirkaasi wuxuu ku soo gaba gaboobay jawi qurux badan ,laysguna meel dhigay dha mmaan agendayaashii xubnaha ururkii ka wada hadleen.
|