Ku: Khalid Hassan Haji

Og: :Xoghayha Guud ee Xisbiga UCID Hargeysa

Og: Gudidda fulinta xisbiga UCID



_________________________________

Ujeedoddo Magacaabid Xil



Hargeysa (UCIDMEDIA)- Waxa lala socodsiinayaa dhammaan Guddida Fulinta iyo G/Dhexe ee xisbiga UCID in maanta oo ay taariikhdu tahay .20100418

Md Khalid Hassan haji in Loo Magacabey Gudoomiyaha xidhiidhka jaliyadaha Ee Yurub xisbiga ucid ee laanta EU

Sidaa darteed waxaa la farayaa dhamman lamaha ucid ee EU iyo cida ay khuseyso warqadani in ay u fududeeyaan hawlihisa shaqo Iyo taageerayaasha xisbiga ee qarada Yurub Iyo dhamman dadka reer

Somaliland

Md : Khalid Hassan haji diiriye

Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka UCID
Justice and Welfare Party UCID

حزب العداله والر

______________________________
 


Alla mahad leh

Eng: Faysal Cali waraabe

Gudoomiyaha xisbiga UCID