Talo
ku socota madaxda Gobolka Gabiley

Waxaan halkan ka salaamayaa
madaxda gobolka GABILEY ee sharafta badan
wararka nagasoogaadhaya baryahan danbe gobolkayaga gabiley ma
wanaags ana maxaa yeelay waxa dhagahayaga kusoo dhacaya gobolkii
waxa ku habsad ay aafadii HARGEYSA heshay ee ahayd hanti
boobka hadii ay taasi dhacdana waa qaran jab.
Maxaa yeelay hargeysa waxa boobayaa waa dad aan u dhalan oo usoo
shaqo tagay GABILEYSE madaxda joogtaa waa dadkeedii oo lama mid aha
ina sulub & cawil oo barritay isaga tagayaan ee idinka waa
gobolkiinnii & dadkiinnii oo hadd aad shaqada ka taktaan
meesha ka tagi maysaan.Walaalayaal haddii uu arrink aa hanti
boobka ahi jiro ka joogsada
Walaalayaal waxa la idika sugayaa inaad gobolka wax usoo jordhisaan
ee la idi in kama fadhiyo inaad hantidii yarayd ee
siyaad barre gobolka uga tagay inaad fadhataysataan taasina waa
ayaan darro lasoo daristay dadweynaha reer gab iley
Maantana ma MOORGAN baa jooga mise
KOORAJAAN mise
BUULLEH.walaalayaal waxaan hubaa arrinkaa hantiboobka ahi waa
arrin foolxun ee iska illooba oo dal kiinna iyo dadkiinnaba u tudha
ubadkiinnana cuquubada ka ilaaliya .
wasalaamu caleykum waraxma tullaahi wabakaatuhuu
Sidaa iyo nabad galyo
By: Ahmed Farah
agabar2009@hotmail.com
|