Tahniyad dhalasho Farxad leh

 


1. Axmed Aw Cabdilaahi khaliif iyo xaaskiisa
2. Mustafe nuur ducaale iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa
3. Axmed ibraahim khayre iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa
4. Amiin Ibraahim Maxmed iyo xaaskiisa iyo waalkiisa
5. Yuusuf Cabdi xirsi iyo caruurtiisa
6. Jamaal maxamed Jaamac iyo xaaskiisa
7. Saleebaan Cabdiraxmaan cashuur
8. Jaamac Muuse Abyan *Faroyare*


Dhamaantayo Anagoo kala joogna wadamada Finland iyo swizerland waxaanu  tah niyad iyo hambalyo aan lasoo koobi karin udiraynaa Mudane Maxamed Macalin Cali X,Jaamac Iyo Marwo Gaasira Caydiid Cawad oo Wiil ugu dhashay 12,08.2010  Mag aalada Tampere ee wadankan Finland.

Wiilkaas oo loo bixiyay Cabdicasiis Maxmed  Macalin Cali waxaanu leenahay soo barb aar oo ilaahay kii dalkiisa iyo diintiisaba  anf aca hakaadhigo, Aamiin , Aamiin ,Aamiin .

 

 



By: Awal Ahmed khaliif