Tacsi ku socota reer Cabdiraxman Gadhyare iyo reer Buraale Barre Elmi
Inaa lilaahu waa inaa Ilayhu raajucuun''
 

 

Anigoo ah Cumar Daarood Xassan iyo xaaskeyga Faisa Jamac Abi iyo  caruurt eyda dhamaan waxanu tacsi tiranyo u diraynaa reer Abdirahmaan Gadhyare iyo reer Buraale Barre, geerida ku timid hooyo Fadumo Buraale Barre, waxanu ilaahay uga baryayna inuu naxariistii ka waraabiyo dhamaanteena samir iyo iiman inaga siiyo aamin aamin aamin-
 

 

 


Omar Daarood Xassan
Norway