Tacsi
ku Socota Qoyskii iyo Qaraabadii Marxuum
AxmedNuur Cabdi Ciise (Qays) oo dhawaan ku
geeriyooday Magaalada Diridhaba

Dhamaan jaaliyada reer gabiley ee
kudhaqan wadanka southafrica waxay tacsi tiiraanyo leh udirayaan
eheladii asxaabtii uu kabaxay marxuum
Marxuum Axmed-Nuur Cabdi Ciise ,oo
dhawaan kugeeriyooday magaalada diridhaba
ee wadanka itoobiya.
waxaany ilaahay uga baryayaan
inuu naxariistii eebe siiyo dhamaan eheladii iyo asxaabtii uu
geeriyoodayna ilaahay samir iyo imaan kasiiyo, gaar ahaan waxaan
tacsi gaar ah udiraynaa walaalkii maxamed cabdi ciise oo kunool
koonfurafrica waxaan ilaahay uga rajaynaynaa inuu samir iyo iimaan
kasiiyo.
MAGACYADA DADKA TACSIDA DIRAYA
LIIBAAN CALI MUUMIN
MAXED CABDI CIISE
CABDISHAKUUR JIMCAALE
CARAB MAXED KAAMIL
KEYSE XIRSI CUMER
MUKHTAAR SHEEKH ISMAACIIL ODOWAA
SHUCAYB IIMAAN CABDILAAHI
MAXED MAXUUD CALI MURUQ
MAWLIID CALI SAYID
MAXED CALI XANAANO
ISMAACIIL SHEEKH ABUUBAKAR
AXMED SALEEBAAN CILMI
AADAN MAXED YUUSUF
QURAYSH CAYDIID CABDI
SICIID CUMER JIMCAALE
FUAAD AWSICIID QAALIB
MAXED SHEEKH XUSEEN WARFAA
MUKHTAAR XASAN MUXUED
IBRAAHIN MUXED GAANGI GUREY
LIIBAAN CALI MUUMIN
CAPETOWN KOONFUR AFRICA
LIIBAAN_112@HOTMAIL.COM
Dhamaan Hawladeenada Shabakadda Caalamiga
ah ee Longlivesomaliland
News Waxay Tacsi Taa la mid ah
udirayaan Qoyskii iyo Qaraabadii uu ka bax ay marxuum
Marxuum Axmed-Nuur Cabdi Ciise
Waxaanu Si gaar ah uga Ta csidaynaynaa Maxamed-Fataax Cabdi
Ciise oo ay marxuumka walaalo ahaa yeen.
Waxaanu illaahay uga Baryaynaa in uu marxuumka Janadii Fardawsa ka
waraabiyo Eheladii iyo Qarabaadii uu ka baxayna Samir iyo Iimaan
Ilaahay ha u naxariisto oo ha u Nuuro Xabaasha iilka Neecaw
udgooniyo ha ku siiyo Naruuro.
Aamiin… Aamiin… Aamiin
Mustafe Future
|