Inaalilaahi wa inaa ilahayhi raajacuun.

Anigoo ah Maxamed Dubbe
kuna hadlaya magacayga iyo ka faamilyga reer
Dubbe Aadan iyo reer Aadan dheri meel kastoo ay joogan , waxaanu
tacsi tiiraanyo leh halkan uga diraynaa Marxuum G anacsade
Xaaji Maxamed Xasan Yaasiin (Camo)
oo ku geeriyooday shilgaadhi oo maanta ka dhacay wadada u dhaxaysa
Berbera iyo Hargeysa , Marxuumka oo ka soo laabtay Magalada Jidah ee
dalka Sacuudi Carabiya ka dib marku soo gutay waajibaadki Xajka ,
Waxaanu Ilahay iyagana halkan uga baryaynaaa inuu caafimaad dag daga
siiyo Ganacsade Xaaji Sacad Axmed Ciise (Sacadadiin) iyo Khadar
Aadan Cali oo shilkaa dhaawacyo ka soo gaadheen , Marxuumka waxa
bari lagu aasi doonaa Xabaalaha Aadan Siiro ee ku yaala Xeedho ,
Ilahay naxariistii jano ha ugu deeqo oo ha u nuuro xabaasha , Samir
iyo iimaana ha ka siiyo ugu horayn caruurtii iyo xaaskii uu ka baxay
, Abihii awowo Xasan Yaasiin Maxamed iyo dhamaan reer Xasan yaasiin
meel kasta oo ay joogaan , waxa kale oo aan halkan ka tacsiyadaynaaa
dhamaan ehelki ,qaraabada iyo asxaabta balaadhan ee Marxuumku ka
baxay , Inaalilaahi wa inaaa Ilahayhi raajacuun.
By: Maxamed Dubbe
Waxa kale oo Tacsi la mid ah diraya magacyada hoos ku qoran
Maxamuud Aadan Dhari (Dubbe)
Maxamed Dubbe Aadan
Ali Cismaan Axmed Taqduur
Aadan Cadaani Cabdi hirad
Yuusuf Maxamed Faarax (Buux cananuug)
C/raxman Maxamed Ducaale
Ismaaciil Maxamed Ducaale
Cumar Cabdi dhamac (Cumar Libaax)
Yaasiin Xasan Nuur Faarax
Muuse Haybe Maxamed
Aadan Maxamed Cali Gaboose
Maxamuud Aw Cilmi
Axmed Aw Maxamed
Cismaan Cali Shabeel
C/salaam Xaaji Xasan
Kayse Cabdi Maxamed
Khaliil Maxamed yare
Maxamed Rashid aw yuusuf
Maxamed Xuseen Ismaaciil heebaan
C/ladiif Cumar Aadan
Xasan Muxumad Macaash
Sh Siciid Axmed Cilmi
C/raxman sheekh Cali Cismaan
Khadar Axmed Cilmi
Xuseen Axmed Cilmi
Xasan Axmed Cilmi
Yusuf Cumar Cilmi
Maxamuud Cumar Good
Maxamuud Cabdilaahi Gamuur
Maxamuud Jaamac Qabileh
iyo asxaab kale oo aan halkan lagu soo kobi karin ayaa dhamaan tood
tacsidan diraya , Marxuumka geeriyooday Ilahay ha u naxariisto ,
inta dhaawaca ah caafimaad dag daga ah Ilahay ha siiyo -
AAMIIN AAMIIN
AAMIIN!!
By: Maxamed Dubbe
Maxamed Dubbe
|