Marxuum Yaasiin Cawaale Buux

 


Waxa Alle ha u naxariistee todobaadkan ku geeriyooday Caasimada Somaliland ee  Harge isa, Yaasiin Cawaale Buux ,oo ahaa Aabihii dhalay Mujaahid Mohamed Yaasiin Cawaale{Dalab},  oo taariikhda SNM kaga jira baal dahab ah.

Waa Mujaahidkii faqashtu gaadhiga ku jiiday kiiyoo dhaawac ah magaalada  Allaybaday. Waxa aan tacsi u diraynaa Engineer Essa yassin Awale, Engineer Abdikarim Mohamed Awale iyo dhamaan reer yaasiin Cawaale oo kale jooga  Canada,Germany,Yemen, ,Som aliland iyo Djibouti.

Waxan eebbe uga rajaynaynaa inuu samir iyo iimaan ka siiyo, isagana janadii Firdawsa ka waraabiyo.

Waxaa tacsida diraya:


1.Abdirahman Ibrahim Bouh iyo xaskiisa
2.Mohamed Ali Muse iyo xaaskiisa
3.Jibriil Ali Akli iyo xaaskiisa
4.Xirsi Aw Abdi iyo xaaskiisa

5.Ali Omer Xasan iyo xaaskiisa
6.Mohamed Moalim omer iyo xaaskiisa
7.Abdisamed Nouh Auteh iyo xaaskiisa
8.Abdi Hussein Dahir iyo xaaskiisa

9.Shiine Cali Muse iyo xaaskiisa
10.Axmed-Nassir Cali Muse
11.Cadar Adan Diiriye
12.Cali Muse iyo caruurtiisa
13.Fosiya Jaamac Tukaale