MARXUUM  PROFESSOR IBRAHIM  CADDAW

 

 

Dhammaan dadka magacyadoodu hoos ku qoranyihiin,xaasaskooda iyo carruurtooduba waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan  SAHRA M OHAMED ISMAIL(Sahra Baxsane) iyo carruurteeda, qo yskeeda iyo dhammaan ilma Baxsane oo ay ka  tacsiyadaynaya an geerida ku timid ninkeeda Professor Ibrahim Caddow oo ah aa Wasiirkii  Waxb arashada Sare iyo Hiddaha oo ku dhintay  qar axii arxanka darnaa ee arga-gixisada Al-shabaab ay 03.12.2009 xasuuqa ugu geysteen dad shicib ah iyo masuulyiin ka tirsan  da wladda KMG ee aynu  wal aalaha nahay.

 

Eebbe samir iyo iimaan ha idinka siiyo, naxariistii jannona ha ka w araabiyo Professor Ibrahim Caddow isaga iyo intii la  dhimatayba, Aamiin, Aamiin.



1. Eng/Architect Hussein Adan Igeh (
Hussein Deyr)
2. Professor/Dr. Mohamed Abdillahi Omar
3. Eng/IT-Specialist Mohamed Ali Muse
4. Dr. Mohamed Ali
5. Abdi Cismaan (
Abdi Dhoore)
6. Abdiwahaab Cumar Sheekh
7. Kaynuun Cawaale Odowaa
8. John Cawaale Odowaa
9. C/risaaq Adan Omar
10. Eng. Mohamud Ismail Hussein
11. Eng. Ismail Hersi
12. Said Hersi Qalinleh
13. Mohamid Dafle Khayre
14. Mohamed Muhumed Ileeye (
Suweys)
15. Hassan Ali Ammaan
16. Ismail Hassan Muslin
17. Ali Mawliid Aw Ali
18. Mohamuud Mawliid Aw Ali

 



Eng/Architect Hussein Adan Igeh (Hussein Deyr)