MARXUU M SHAQALE
CASHUUR

Anigoo ah Cumar Daarood
Xassan iyo xaaskeyga
Faisa Ja ma Abi
iyo dhamaan caruurteyda
waxanu halka tacsi
tiira nyo ugu dirnaynaa dhamaan eheladii, caruurtii iyo xaaskii u ka
geeriyooday alle naxariistii jano ha ka waraabe mar xuum
SHAQALE CASHUUR
o shalay o bishi aheyd
3dii Okt. ku geeriyooday
magaalada Oslo, waxanu
haddaba ilaahay uga baryaynaa inuu marxuumkaasi
Shaqale Cashuur
jantul fardowsa ka
waraabiyo dhamaanteena
samir iyo iiman inaga siiyo,
aamin
aamin
aamin
NB. Marxuunku wuxu
ahaa intii an bartay odayaasha maga alada
Oslo
kuwa ugu qiimaha badnaa,
xiliyadii anu qaxoo tiga aheyn wuxu ka mid aha marxuunku raggii sida
fiican noogu soo dhaweyay
Oslo, ee runtii
talooyinka wanaagsan na siiyin jiray, wuxu
Shaqale
ahaa ilaahey naxariistii jano ha ka waraabiye
shakhsi
aad iyo aad u naxariis badan o
af gaaban, wuxu ah shaqale runtii
nin deeqsi ah,
shakhsi kaft an badan,
oo an ka daalin
talooyinka iyo arimaha bulshada
somaliland
ee dalkan ku dhaqan
Norway, wuxu ah nin
dha qan wanaagsan
o aad u xishood badan.
INAALILAAAHI WA INAA
ILAYHU RAAJUC
Omar Daarood Xassan
Norway
|