TACSI: AHU XILDHIBAAN AXMED CARAB
Gudoomiyaha HCTV & Faaco , Farxaan Xaaji Cali Axmed iyo dhamaan hawlwadeenada HCTV iyo Faaco, Maayarka Magaalada Berbera Cabdale Maxamed Cali, Maareeyaha Dekeda Berbera Ax med Yuusuf Dirir, Cabdale xaaji Cali Axmed, Chief Caaqil Sadiiq Galiixa, waxay tacsi tiiranyo leh u dirayaan Qoyskii Qaraabadii iyo Qaranka Somaliland ee uu Ka baxay Marxuum Xildhibaan Ax med Jaamac Faarax (Axmed Carab). Marxuumkana waxay illaahay uga
baryayaan inuu janadii farxduusa ka waraabiyo Aamin, Aam in...
Berbera
Press Editor
|