Anigoo ah Cumar Daarood Xassan iyo xaaskeyga iyo caruurteydu ba waxanu halkan  tac si tiiranyo badan leh u diraynaa dhamaan ehelkii, qaraabadii iyo xaaskaskii iyo caruurtii u ka baxay marxuum MAXAMED CUMAR KEYSE oo runtii ahaa saaxiib qaali ah oo an  mar walba xuusan doono, waxan illaahey uga baryayaa inuu janadii fardowsa ka waraabiyo dhamaan ehelada iyo caruurta iyo xaaskiisi iyo asxaabtiisi ba samir iyo iiman ka siiyo, aamin.

Waxan leeyahay walaashay Khadra Osman oo ah xaaskii marxuunka , ilaahey samir iyo i iman ha inaga siiyo, aamin aamin aamin

 

 



Omar Darood Hassan

Norway