Marxuum Daahir Faarax Jire
Dhammaan weriyayaasha iyo maamulka shabakadda war arka ee Longlivesomaliland News Media,waxaanu tacsi ti iraanyo leh u dirayanaa,weriye Muha Dahir Faarax Jire iyo dhammaan reer Daahir Faarax Jire, oo aabahood, marxuu m Daahir Faarax Jire ku geeriyooday magaala madaxda Somaliland ee Hargeysa.
Waxaan Raxmaanka uga baryeynaa danbi dhaaf iyo inuu marxuumka janno fardawsa ka waraabiyo, dhammaantee nna samir iyo iimaan innaga siiyo .
Aamiin Aaminn Aamiin
|