TACSI KU SOCOTA REER MAXAMED BISAD GAAR AHAAN XUSEEN MAXAMED BISAD
Anagoo ah dadka magacyadoodu hoos
ku xusan yihiin waxaanu Tacsi u dirayaan Reer
M axamed Bisad anagoo uga Tacsiyadeynayna Aabahood Marxuum
Maxamed Bisad oo ma alintii
Axadii ku Geeriyooday Magaalada Hargeysa,
welibaTacsidan waxaan si Gaar ah ug u diraynaa,
Xussen Maxamed Bisad anagoo uga
Tacsiyadeynayna Geerida naxdinta leh ee ku timi Aabihii Maxamed
Bisad oo maalintii Axadii 04/07/2010 ku
Geeriyooday magaal ada Hargeysa.
|