Marxuum Daahir Faarax Jire

 

Anagoo kala ah magacyada hoos ku qoran oo joogna dalka Qatar, waxaan tacsi gaadhisiinaynaa Qoyski iyo qarabadii uu ka baxay Dr. Daahir Faarax Jire oo ku geeriyooday mag aalada Hargeysa , Marxuumka waxaan ilahay uga baryayn aa inuu naxariistii jano ka waraabiyo , ehelki , xigaalki, as xaabtii iyo dhamaan qoyska Reer FAARAX JIREH ee uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo - AAMIIN.


-Ali Cisman Axmed Tadquur
-Hassan Cisman Cajab
-Maxamuud Aden-dheri (Dubbe)
-C/raxman Cismaan Ducaale ( cabdi xawtaan)
-Cumar cabdi dhamac (Cumar Libaax)
-Abdillahi Omar Xussein (Austreeliye)
-Yussuf Cananuug (Buux)
-Aadan Cadaani Cabdi Hirad
-Maxamoud Aw Cilmi Jama
-Rashid Xaji Xassan Jama
-Sh. Axmed Aw Maxamed
-C/rashiid Maxamuud Cabdi mastuud
-Abdi Egeh Hirsi
-Cismaan Baashe Cabdi mastuud
-Abdisalan Xaji Hassan
-Ahmed Ismail Maxamed
-Maxamoud Abdillahi Gamuur
-Maxamed Dube Aden
-Said Axmed Cilmi
-Khadar Ahmed Cilmi
-Abdirahman Sh. Ali Cisman
-Cisman Ali Shabeel
-Awil Xundub Cali Salaan
-Maxamed Cabdi Ducale
-Anis Cabdillahi Xaji Xassan
-Abdiraxman Cabdillahi Xaji Xassan
-Ismail Maxamed Ducale
-Aadan Maxamed Cali Gaboose
-Ismaaciil Aadan-dheri
-Khaliil M. Axmed Tadquur
-Muuse Haybe
-Yaasiin Xasan nuur
-Gurey Muxumed Xayd
-Siciid Xasan Maxamed geele
-Mustafe Maxamed jaamac caare
-Xasan Sawirleh
-Ismaaciil Seexiye
-Xasan Guuto
-Abdiraxman M. Ducale
-Maxamuud cumar Good