TACSI.





Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun



Marxuum: Maxamed Xasan Mataan



Aniga oo ku hadlaya Magacayga, Ka Gudiga Fulinta UDUB UK iyo Magaca dhamaan Xubnaha iyo Taageerayaasha Xisbiga UDUB waxaan Tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Qoyskii,Ubadkii, Eheladii, Qaraabadii iyo asxaabtii uu ka geeriyooday Marxuum Maxamed Xasan Mataan oo magaalada London ku geeriyooday 23/03/2010, waxaan iyagana Tacsi u dirayaa dhamaan Bahweynta Xisbiga UDUB ee uu ka geeriyooday Marxuum Maxamed Xasan Mataan oo ahaa Afhayeenka UDUB UK. Waxaan Ilaahay uga baryaynaa inuu Marxuumka Naxariistiisa  Janna da ka waraabiyo dhamaanteenna Samir iyo Iimaan innaga siiyo. Aamiin.


 

 


Axmed Naasir Xirsi Maxamed

Gudoomiyaha UDUB UK

Ahmedlibaah@hotmail.com