Madaxweynaha oo Dhambaal Tacsi ah u Diray Qoyskii, Marxuum Maxamed
Xasan Mataan
Hargeysa Salaasa 23 March,
2010(TNN)-Madaxweynaha JamhSample Imageuuriyadda Somaliland, Mudane,
Daahir Rayaale Kaahin, waxa uu dhambaal Tacsi ah u diray Marxu
um Maxamed Xasan Mataan oo maanta ku geeriyooday Magaalada London ee
Cariga UK.
Madaxweynuhu, waxa uu ilaahay uga baryay inuu Naxariistii jano ka
waraabiyo, Marxu um Maxamed Xasan Mataan, Samir iyo iimaana ka siiyo,
Qoyskii iyo Qaraabadii uu ka baxay.
Allaa Mahad Leh,
Siciid Cadaani Mooge
Afhayeenka Madaxtooyada JSL
|