Tacsi ku socota Dr. Cisman Sheekh Axmed
Nuur Odowaa

 


Dhammaan maamulka iyo xubnaha Hay'adda samo falka ee Tog-Wajaale Foundation (TWF),ee ku kala sugan dunida dacaladeeda,waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Dr. Cisman Sheekh Axmed Nuur Odowa iyo dhamaan tafiirtii Sheekh Axmed Nuur,oo Hooy adood,Xaliimo Obsiiye Waabari,ay habeenkii Axada, 15 June,2014,ku geeriyootay ma gaalada Hargeysa.


Waxaan Allaha awooda leh uga baryeynaa, inuu marxuumada,Xaliimo Obsiiye Waab ari,naxariistii janno Fardawsa ka waraabiyo,danbi dhaafna u fidiyo , iilka u nuuro , u waasiciyo, neecaw udgooniyo,ku siiyo naruuro, dhammaanteena samir iyo iimaan inn aga siiyo, aamiin aamiin, aamiin.
 


 

QURAAN

 

 



Maamulka Hay'ada samo-falka ee Tog-Wajaale Foundation (TWF)