Tacsi Marxuum Axmed Maxamed (Dhagecade)

 

 

Innaa Lilaah, Wa Innaa Ileyhi Raajicuun. Waxaa ku geeriyoodey cusbitaal ku yaalla magaal ada Hargeysa ee Dalka S/land Marxuum Axmed Maxamed (Dhagecade)

Shilkan naxdinta leh ayaa dhacay kadib markii gaadhi ay qoyska marxuunka saarnayeen uu ku gadoomay ku,da yar oo 10km u jira Laasgeel ah ,iyagoo ku sii jeeday Magaalada Berber a


Marxuumka iyo Qoyskiisa ayaa iyagoo dhaawac ah la geeyey caasimada Hargeisa ,lakiin M arxuunka oo dhaawac culus ahaa, ayaa muddo yar kadib rabigii lahaa uu oofsaday allaha u naxariistee.

Marxuum Axmed Maxamed (Dhagecade) waxa uu caan ku ahaa cibaado wanaag, ixtiraam ka dadka.

Allaha u naxariisto Marxuum Axmed Maxamed (Dhagecade) , jannadii fardowsana haka wa raabiyo, ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxayna allaha samir iyo iimaan haka siiyo.

Waxaa tacsidan si gaar ah u diraya dhamaan dadka kala ah.



1. Xildhibaan Maxamed Faarax (Qabiile)

2. Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble.

3. Dr,Cismaan cabdi Barkhadle (Shiine), Mareeyaha haamaha Berbera.

4. Adan Yusuf Elmi.

5. Shucayb Maxmed Gurux.

6. Fariid diiriye Nuur.

7. Mustafe Adan Shanle

8. Abdiraxmaan Cawil Xasan.

9. Mukhtaar Adan Shanle iyo qoyskiisa.

10. Abdi-xakiin Adan Shanle iyo Qoyskiisa.

11. Xasan Adan Shanle Iyo Qoyskiisa.

12. Jaamac Adan Shanle Iyo Qoyskiisa.

13. Maxamed Adan Shanle & Qoyska reer Adan Shanle oo Dhan.

14.Cali Cabaade weyd.

15.Maxamuud Cali Axmed (Jaadhi).



Mar kale RABBI ha u naxariistee marxuumka, waxaanu tacsida gaar u gaarsiinaynaa xaask iisii (Suleekha Adan Shanle) iyo caruurtiisa, waxaana leenahay dhaman eheladii uu ka bax ay Marxuumku samir iyo iimaan, geeri waa loo dhashay, cid ka badbaadaysaana ma jirtee.
 

 

 


By Adan Yusuf Elmi.