TAARIIKHDII HOOYADII S/LAND EE SNM DIB HALOOGU SOO DARO MANHAJKA WAXBRASHADA EE DALKA J.S. LAND EE MAAMULKII HORE KA SAARAY

 


Waxaan halkan aan leeyahay Ramadaan kariiim dhamaan hawladeenada Timacade News, marka xiga waxaan salaan iyo duco aan u dirayaa dhamaan umada somaliland meel kasta oo ay  aduun ka ka joogaan oo aan leeyahay alle hayna waafajiyo bishan barakaysan khayrkeeda.


Waxaan sida aan la wada socono wadankastaa uu leeyahay taariikh taas oo lagu dhigto  badan aa iskuulada si jiilkasta oo soo kacayaa uu u yaqaano dhibka iyo halaaga loosoo maray  wadank iisa si uu niyada ugu haysto oo uu ugu duceeyo dadkii usoo shahiiday meeshan uu manta nabada ku taxaashinaayo oo uu isna halkaa uga sii wado oo uu ka ilaaliyo wax kasta oo dhawac ku keeni kara.


Wadankeena Somaliland waxaa dhacday in xukuumadii hore ee uu hugaaminayay Md.riyaale ay ka saartay manhajka wax barasha Somaliland taariikhdii halgankii SNM ee lagu xoreeyay  Jamhuu riyada soomaliland, iyadoo waagaas waxii ka horeeyay Taariikhda dusiyada dhexe iyo sareba  la gu dhigan jiray taariikhdii ururka si faahfaahsan taas oo arday kastaa uu ka bixi jiray dugsiga  sa re ama dhexe isagoo ka dheregsan halaagii loosoo maray xorayntii wadankiisa,waxyaabihii  kelif ay aasaaskii snm, Aasaasayaashii snm iyo dhibkii loo gaystay umadiii Somaliland ee ku kala  dhaq naa gobolada waqooyi iyo koonfurba.


Hadaba waxaan usoo jeedinayaa xukuumada cusub inay kusoo darto taariikhdii Ururkii SNM  man hajka waxbarasha ee Somaliland si aanay jiilka soo kacayaa anay hadhaw isu waydiin maxay  ah ayd SNM iyo maxay ahayd ula jeedadii loo aasaasay iyo maxay qabtay, hada si aanay taasi u  dhi cin waa in laga digtoonaadaa oo weliba manta nasiib wanaag waxaa madax ka ah dawladeena  S omaliland halyay ka mid ah halyeeyadii SNM ee qaybta wayn kasoo qaatay halgankii oo ahaa  Gu doomiyihii ugu mudada dheeraa SNM magaciii ha jireee waa Md Ahmed (Siilanyo) ee xil wayn hayska saaro hawshaas.





ALLAA MAHAD LEH
 


 

 

 

Ali Ismail Osman(Ali Asad)
Caliismaaciil1980@hotmail.com