OGEYSIIS OGEYSIIS OGEYSIIN

 

 



Waxaa Jaaliyaddaha reer Somaliland ee ku nool waddamada Germany, Holland iyo Belgium la ogeysiinayaa in Ururka Samafalku uu qabanayo kulankii saddexaad ee taakuuleynta Naafadii
mujaahidiinta Somaliland
.

Xafladdaa oo ay ka soo qeyb geli doonaan Marwooyinka Mujaahidiin tii SNM ee ku nool qaarad dan Yurub, waxa lagu dhigayaa magaalada Bonn ee Dalka Jarmalka taariikhdu markay tahay 20 oktoober 2012.

Waxaana lagu soo gali donna €15 Waxaa kullan ka a lagu martiqaaday oo ka soo qeyb geli do ona marti sharaf badan iyo fannaaniin uu ka mid yahay Abwaan MUSTAFE KIKO iyo Al-fannaan NUUR DAALACAY. Wuxu abwaanku soo bandhigi doonaa Ruwaayad uu ugu talo galay munaasi badaa loo qabanyonaafadii SNM


Oppelner str 10 53119 Bonn Tannenbusch
waxaa lasoo raacayaa marka la joogo cenrumka ama Hauptbahnhofka tareemada 16ka iyo 63ka
waxaad kaga dagaysaan Bonn tannenbusch waxaad usocanaysaan 3 daqiiqo oo kaliya
DHINACA QABAN QAABADANA Cabdi Maykal 01639773505 Email abdiahmed@hotmail.de
iyo Mohamed Husein 01635952325 Email inadhacse@hotmail.com