Suldaanka Guud Ee Beelaha Subeer awal Oo Ku Hambalyey Shacabka  Somaliland Sidii Na badgelyada ah Ay Codkooda U Dhiibteen Doo rashadii Madaxtooyada




Hargeysa (TNN)-Suldaanka Guud ee beelaha Subeer-awal Suldaan Xasan  Sulda an Cabdilaahi  Su ldaan Cabdiraxmaan ayaa ku hambalyey Shacabka reer  Somali land, ciidanka  qar anka, Axsaabta qaranka, hawlwadeeni  ko miishanka ee shalay ka hawlgalay  cod bixinta doorashada madaxtooyada sida geesinimada iyo  wad aniyada leh ee ay hawshaasi u qabteen.


Sidaa waxa uu Xasan Suldaan ku sheegay wareysi caawa Shabakada  Ha dhwanaagnews khadka Telifoonka kula yeelatay, waxa kale oo uu  hamba lyo u diray  M adaxweynaha Jamhuuriyada Jabuuti Ismaacil Cumar Geele iyo Shacabkiisa, isaga oo ugu hambalyey sanad-guurada 33aad e ka soo wareegtay xornimadii  jamh uriyada jabuuti.


Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cabdiraxmaan ayaa waxa uu   hamb alyo u direy oo uu yidhi “Ugu horeyn waxaan hambalyo kal iyo laaba u dirayaa guud ahaan shacbiga reer Somaliland ee sida nabdoon kaga  so o dabaashay  tar tankii ololaha doorashooyinka madaxtooyada  Jamhuur iyada Somaliland iyo  cod bixintii doorashada ee shalay 26june 2010 ka  q absoontay guud ahaan dalka. oo dhamaanba shacbigu si xilkasnimo iyo  w adaniyadi ku dheehantay uga  qayb  qa ateen geedi socodka hanaanka  d imoqraadiga ah ee dalka ka tisqaaday iyo  feeji gnaanta ay u lahaayeen adkeynta nabadgelyada iyo xasiloonida qaranka  kag ana taxadireen wax kasta oo khalkhal iyo khilaaf ku noqon kara  nabad  gelyado oda”.


Waxa kale oo uu Wareysigiisan ugu baaqay Suldaan ummada reer  Soma liland in ay samraan oo ay ka dhir-sugaan natiijada komiishanku  shaaciy aan, isaga oo  a rrinta ka hadlayana waxa uu yidhi“Hambalyo taa la mid ah waxaan u dirayaa ax saabta qaranka [UDUB, KULMIYE iyo UCID] oo  mu ujiyay waayeelnimo marka xiga ciidamada qaranka Somaliland iyo Booliska oo heegan buuxa u ahaa xasiloonida guud ee dalka, kuwaas oo muujiyay inay dhex u noqdaan murashaxiinta  loolama ysa. Gebo-gebada  hambaly ada komishanka doorashooyinka qaranka oo karti  d aacadnimo iyo  dhex nimo ku caama si geesinimo lehna ugala soo dabaashay  labada  marxala dood ee isu dhawaa kaadh bedelka diwaangalinta iyo doorashada  mada xtooyada maraaxilkii kala duwanaa ee ay soo martayba haatana  shacbi gu ka dhursugayaan inay ku dhawaaqaan natiijada doorashada  madaxto oyada”.

Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cabdiraxmaan ayaa waxa uu talooyin u jeediyey shacabka Somaliland iyo sadexda murashax ee ku  tar tamaya  doora shada, waxaanu yidhi “Waxaan ku boorinayaa dhamaanba shacbiga Somaliland inay samir u yeeshaan ku dhawaaqida natiijada  gudi da doorashooyinka  adkeey aana amniga guud, kana digtoonaada wax-kasta oo wax u dhimi kara amniga guud ee qaranka.”

Isaga oo hadalkiisa sii watana waxa uu yidhi“Nuxurka fariinta axsaabta qaranka fariinta aan u dirayaa waa in la hambalyeeyo oo la isku haneeyo musharaxa  gu ushu raacdo si wadaniyad leh oo xarago iyo walaalnimo ku dheehantay, Ilaaha yna guusha ha ina waafajiyo”.


"Maalintii shalay may kulansan oo keliya inay somaliland ugu  astaysnaa to  maa lin ay dadkeedu soo xulanayaan madaxweynaha hoggaaminaya shanta sano ee soo socota, iyo inay tahay konton guuradii ka soo  waree gtay markii Somaliland xornimo ka qaadato boqortooyada Ingiriiska oo  m uddo ka badan siddeetan sano gumaysan jirtay, balse waxaa intaas u  dh eer inay tahay maalin dadka reer  Som aliland ay dunida tusayeen inay yihiin dal u bislaaday dimoqraadiyadda isla  mar kaana si nabadgelyo oo aan isqabqabsi lahayn u soo xulan kara cidda  shacabk iisu  doona yo"ay uu yidhi Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi Suldaan  Cabdiraxm aan.

Sidoo jale Waxa uu Suldaan Xasan Suldaan Cabdulaahi Dhambaal  hambal yo ah u gudbiyey Madaxweynaha jamhuuriyada jabuuti Md. Ismaaciil  Cu mar Geele iyo  s hacbigiisaba, isaga oo ugu hambalyey sanad-guurada  33 aad e ka soo  wareegt ay xornimadii jamhuriyada jabuuti. waxaanan eebe uga rajaynaynaa inuu u sii siyaadiyo horumarka dhaqan-dhaqaale  siyaas adeed bulsheed uu  hogaamiyaho oda hal doorka ah ee madaxweyne  ism aaciil Cumar ku horumariyay shacbigiisa iyo dalkiisaba sanadka  sanadkiis ana nabad qab horumar barwaaqo iyo bash-ba sh ayaanu u  rajaynayna a”.


Source:Hadhwanaagnews