Somaliland Ma Aqal Somali Haddii Qodin Laga saaro Dumayaa?!!
 


Umadda reer Somaliland waxay go’aansatay inay ka madax  banaanaa to dawladii ay markii hore la walalowday ee Somalia , Nasra Aw Ciise Kaahin



Umadda reer Somaliland waxay go’aansatay inay ka madax ban aanaato dawladii ay markii hore la walalowday ee  Somalia, Iy adoo haatan  mud do ku siman sagaal iyo toban sano oo wax yari ka dhiman yihiin  haysat ay xornimadeeda.


Dadkani may ahayn kuwo cid ku khasabtay go’aankood ama  lagu  afduu bay balse waxa dhaliyey baahi ay u qabeen dib ula soo noqoshada  mada xbanaanidii ay hore jarka uga tureen yar iyo  weyn lab iyo dhedig ayaan shaki ku jrin inay yihiin dad 100% ku qanacsan  muwaadinimadooda.

Iyagoo aan ahayn qaar cid  w ax kaga raba waxa la ogaa inay dhiig  bad an u hureen soo  celin ta xoriyadooda.waxa kale oo ay ugu samraan  mu waadiniintu  d uruufaha baahsan ee dalkooda hoganaya,Iyagoo ah dad aad  dh aqaalahoodu u hooseeyo,muddo dheer ayey ku nool yihiin rajo iyo maruun inay dhagahoodu maqlaan dhawaaq ka soo yeedha beesha caalamka oo ah aqoonsiga gooni isu taaga  dalkooda, g uddo iyo dibad waxay isku hawlaan raadinta aqoonsiga  Somalil and waxaana tusaale inoogu filan qaar ka mida qurbajoogu  de daalka ay muujiyaan sida  Mak htal oo dalal badan oo aduunka ka mida lug ku soo maray ujeedadiisuna ahayd baahinta  jirtaanka dalkiisa,ugu yaraan ardayda wax ka barata j aamacadaha kala duwan ayaa qadiyada dalka ka dhaadhiciya inta wax la  barata qaar badana guulo la taaban karo ayey ka soo  hoyeen.

 

Iyado jamhuuriyada Somaliland tahay taa heeganka loogu jiro ee aynu sheegnay in ka aan wax kale u qaban karin uu u  samr aayo.Ayaa  saxaa fada Somaliland waxay awooda saartay sidoo kalena gacan wayn ka  ga ysatay jiritaanka dalka,iyadoo ah mid curdin ah ayaaney hadh iyo  habee n ka nasan hawsha qaran ee ay hayso.Inta itaalkeed ah waxay isku   day aan inay  bulshadoo da kaalintoodii u buuxiyaan,isla markaana ay ka  m aaweeliyaan camal la’aanta hadhaysay iyagoo u soo saara wargeyso ay kaga iibiyaan qiime la mid ah kan kabaha lagu dhalaaliyo  (baalashee yo) sidoo kale waxay abuureen Tv-yo aanay jirin haba  yaraa te cid  gac an ka siisa.

Uma muuqdaan qaar uu dhibo daalka ba’an iyo hawsha  baaxa da leh ee ay ku dhex jiraan habeen oo dhan intay soo jeedaan ragg iyo dumarba ayey hadana aroortii ka mid noqdaan inta u kalahda  shaqooyinkooda , taasoo mararka qaar ay hawl  maalme edkooda kala kulmaan faalal  aa nay mudnayn. waxaynu  dareen sanay inaanay saxafiyiinta dalka ku  dha qani helin aqoontii ay xaqa u lahayeen sababta oo ah jaamacadaha  dal ka iyo  iskuula du ma jiraan kuuliyado ay ugu talo galee oo gaar ahi, ma rka laga reebo mid mid kuwa gaarka ah.Wasaarada warfaafinta oo ah tan xukumada u qaabilsan arimaha saxaafada waxay u  muu qataa mid dayacday masuuliyadii saxafiyiinta xattaa haday  yih iin kuwa iyada  ho os yimaada kaliya waxay aragtaa wargeyso soo baxa iyo Tv-yo la  daaw anayo.may samayn wax  dhaq  dhaq aaqa oo ku wajahan kobcinta  saxa afada.Saxafiyiinta dalka  joo ga waxay la dalaa dhacaan raaali galinta bulshadooda iyadoo aanay qaarkood lahaynba khibrad ku filan.Taasoo ka muuqan karta waxyabaha ay baahinayaan duruufaha ku xeera  awge ed.

Iyadoo ay sidaa tahay ayaad waxaad moodaa hadana ina  cada adis jiro dhinaca hurmarka saxaafada ah,waxaynu ognahay sida loo  buunbuuniy ey dhawaan lix saxafi oo ka baaqday shir ay u  t agi lahaayeen wadanka Kenya arimo la xidhiidha hawlaha  socd aalka awgood, iyo laba ka qayb galay shirkaasi.kuwaasoo war saxaafadeedka xukuumadu soo saartay ay ka muuqeed hadalo gaf ku ah jiritaanka dalkeena ayna ku tilmantay inay ka qayb galeen ama ku socdeen shir Somaliweyn,waxa la ogaa oo ka  ho reeyey xildhibaano dalka jabuuti kaga qayb galay shirk u  saabs anaa HIV-Aids kuwaasoo lagu tilmaamay inay wiiqeen magacii dalka.


Hadaba waxay arinta u baahan in la ogaadaa tahay xukuumadu ma  iyad aa dadka ku haysa muwadinimada mise dadkan ayey ka go’antahay?

Waxa mar walba magaalada Hargeysa ka furma shir ay isugu  yimaada an dad ka kala socda Somalia,Puntland iyo Somaliland oo uu ugu  danbe eyey mid ilaa hada socda saddex biloodna tahay mudada loo qorsheeyey inuu socon doono mid ka mida  wasiir ada ayaa furitaankii ka sheegayey inuu ku faraxsan yahay kuna soo dhawaynaayo Somaliland shirarka  noo can ah.wax la yaab  a h kuwani maxay kaga duwan yihiin kuwa loo  diid ayo dadkeenu inay ka qayb galaan.

Xukuumadu waxay maalin walba ka cabataa wararka ay  shee gaan  war baahintu iyagoo beenin la daba taagan, waxa hubaal ah in qaar yihiin boogahooda qarsoon oo la taabtay balse  mar ka ay ku dacwoonayaa saxafiyiintu uma tababara shaqadooda hadana ay ka xidhayaan ilaha horumar ee u soo baxa iyamay saxantay?

waxaasoo su’aal ahi waa kuwo ku wareegaya maskaxda dadka isla  mar kaana aanay wali jawaab sax ah u hayn.Waxaan odhan karaa labadii  sa xafi ee ka qayb galay shirka waxay soo qabteen wax aynu xaq u lahayn oo hadaan la doonan aanay cid kuu  kee nayn,hadaba miyaanay ahayn in laga daayo dacaayadaha   fool xumada ku ah dadka dedaalka ugu jira horumarka saxaafada sida Mustafe Cabdi Ciise oo aan odhan karo waa iftiinka kaliya ee ilaa haatan u baxaya saxaafada,isla markaana ku  haw lank or u qaadida aqoonta da’yarta saxaafada.


Xukuumaduna maaha in ay ha ka dhigina Somaliland Buul yar o o hadii qodin laga saaro dumaaya.

 

 

Nasra Aw Ciise Kaahin
Hargeysa Somaliland