SLNTV LOCAL in Caawa Si Toosa Looga Daawan Doono….

 

 


waxa lagu wargelinaya dhamaan daawadayaasha Sharafta leh Ee Tv ga Qaranka gaar ahaan SLNTV LOCAL, in caawa si toosa looga daawan doono khadka Internet, Isaga oo Xataa wakhti xaadirkana tijaabo ugu jira sidii caawa ay Dadweynaha reer Somaliland ee jooga dhamaan daafaha Aduunku a y ka daawan karaan, http://www.livestream.com/slntv2011 .

 

Hadaba waxaad Daawan doontaa habeen walba 6 ilaa 12 Habeenimo isaga oo toosa Halka wakhtiy ada Kalena aad daawan doonto isaga oo soo noqnoqonaya
 

 


Booqo http://www.livestream.com/slntv2011