Ogaysiis:Gudoomiyaha Xisbiga KULMIYE Oo U Kicitimaya Bristol Sabtida 06/06/09
Dadweynaha reer Somaliland ee ku dhaqan magaalada Bristol iyo nawaaxi geeda waxaa lala socod siinayaa in Maalinta Sabtida ah ee Fooda inagu soo haysa oo ay taariikhduna ay tahay 06/06/2009 uu Booqasho ku iman doon o Gudoomiyaha Xisbiga Qaranka ee KULMIYE Mudane Axmed Maxamuud Siilaanyo iyo wafdi balaadhan oo uu hogaaminayaa. Waxa wafdigu ay bulshada kula
hadli doonaan Xarunta Shirarka lagu Qabto ee loo yaqaan Trinity Hall
oo cinwaankeedu uu yahay Trinity Hall, Trinity Road, St Phillips,
Bristol, BS2 0NW, waxaanay xaruntani ka soo horjeedaa Saldhiga
Booliiska ee Trinity Police Station.
|