Shirweynaha WAXQABAD ee Beesha Sacad Muse

 

 




Waxa la ogaysiinayaa dhamaan xubnaha Beesha Sacad Muse ee degan U.K. in ay ka soo qaybgalaan shirkii labaad ee waxqabad ee Beesha Sac ad Muse oo la qabanayo maalinta Sabtida 5th May 2012, Sacaad: 14:00 ilaa 19:00.





Goobtu waa: Byron Hall Harrow Leisure Centre

                      Christchurch Avenue

                      HA3 5BD

                      Harrow

                      London

 


Fadlan wixii faahfaahin ah la so xidhiidh Tel:

07535406959 ama 07949077061