
Waa
xawaalad casri ah,oo ku dhisan Aqoon iyo Teknologiyad cusub
,
ALMIS
EXPRESS
Waa
shirkad ay ku bahoobeen Maal qabeeno waaweyn iyo
khubaro caalami ah oo ka soo jeeda dalka Somaliland, waxaanay hormood
ka tahay urur cusub oo lagu maga caabo U rurka Maal Gashatada
Somaliland
(Somaliland
Investors Group
, SIG).
ALMIS EXPRESS
, waxay dhawaan xarun weyn ka furi doontaa , magaalo madaxda Soma liland ee
Hargeysa ,
waxaanay laamo cusub ku y eelan doontaa dhammaan dalka gudihiisa iyo
dibadiisaba.
Khubaradan ka soo shaqeysay shirkadani,waxay ka soo shaqeeyen
Hay'ado caalami ah sida, Bangiga Adduunka (World
Bank) , Baanka
Islaamka (Islamic
Bank) ,Bangiga
Horum arinta Afrika (African
Devel opment Bank)
iyo shirkado kale oo caalami ah.
Waxaa kale oo ay cilmiga dhaqaalaha ka soo
dhigeen jaamacadaha ugu waa weyn dalka Maraykanka
.Intaa waxaa dheer, aqoon yahanadani waxaa kale oo ay muddo dheer ka
soo hawl galeen shirkadaha ugu weyn caalamka ee Computarada
sida HP
, COMPAQ
,DI GITAL, iwm.
ALMIS EXPRESS
,waxay qayb weyn ka qaadan doonta horumarka dalka
,waxayna
u gu baaqaysaa dhammaan dadka degan dalka gudihiisa iyo
dibadiisaba, inay Saamiyo
ku yee lan karaan shirkadda, wakiilana
u noqon karaan halkii looga baahan yahay.
Haddaba,ka faaideyso fursaddan Qaaliga
ah oo furnaan doonta waqti kooban, Dalkaag a Hooyana maal
gasho , lama huraan waa caws
jiilaal.
Shuruudaha qofka laga rabo, iyo wixii su'aalo ahba , kala xidhiidh
shirkadda emailkee da:
A L M I S E X P R E S S
AlmisExpress@Gmail.com
www.AlmisExpress.com
(Dhawaan ayaa la furayaa)
|