Ogeysiis: Shir Telefoonka Ah Oo Hogaanka Xisbiga Kulmiye Kula Hadli Doono Qurba Joogta Somaliland
Waxan kugu soo dhoweynayna inad
nagala soo qayb gasho shir telefonka ay maalinta Axada, bi sha May
2deeda marka ay sacadu tahay (2pm Washington). Shirkaas waxa kasoo
qayb geli doona madaxda iyo hogaanka xisbiga KUlmiye, kuwaas oo soo
bandhigi doono qorshaha iyo barnaamijka xisbiga Kulmiye ee
doorashoyinka soo socda, haddii eebe idmo. Dadka ka hadli doona
shirkaas waxa ka mid ah:
2 -
Wakhtiga: 11am (California
time), 2pm (Washington DC and Toronto), 7pm (London), 9pm 3 -
Garaac numberka USA and Canada: USA &
Canada: 712-432-1001 and Access Code:
4 - Europe hadad joogto numberkan garaac: a)
UK: 0844-58-191-02 and Access Code:
381217#
|