Samir iyo dulaqaad ogaada reer saylow


 

Waxaan jecel ahay in aad ogaataan Reer Saylow in la yeesho samir iyo dulqaad badan oo la xeeriyo w ax badan oo dadka iyo dawladaba isku xidha kaasi oo ah wanaag iyo nabadgeliyo lagu wada noolaado haddii kale  khasaar aha dhacaa cidna uma faa'iido ah haddii ay salaadiinta iyo boqoradu hanjabaad  bi xiyaan car uurtii iyo dhalin  ya radii xagay joogtaa ama maxaad u malayn.


Anigu haddii aan dib u raaco hanjabaada ka soo yeedhay salaadiinta iyo boqorka Beesha Ayuub  waxa an u arkaa mid aan haboonayn oo loo baahan yahay in marka wax la qorayo laga fiirsado oo aan wax walba oo afkaaga ku soo dhaca aanad ku qorin websiteska waayo marka ay cadhadu kaa baxdo ayaad  ogaana ysaa khaladka aad  g ashay,waxaan anigu odhan lahaa suldaanka iyo boqorka (geela duqdiisu durduriso aarankiisa maxaydu u  malay n)waxaan sidaasi u leeyahay salaadiinta dad ayaad ka wakiil  t ihiin ninka aad la hadlaysaan waa madaxweynihii dalka idinkuna waxaad tihiin madax dhaqameedkii  be esha waxaa loo  baa han yahay waxkasta oo kaa maqan in  a anad ku doonan xoog iyo hanjabaad ee aad ku doonto hadal  asl uubaysan iyo dhaqan wanaagsan kaasi ayaa laga yaabaa in uu wax kuu taro.

Hadaba madaxweynaha dalku waa qaldami karaa oo waa bin'aadam waliba calays farabdan oo aan  ad iga ku  sa arayn ayaa saaran waana siyaasi oo wax badan oo si ula ekaa ayaa si kale isu bedeli kara markaa haddiiba uu idinku ciiray ma waxaad garan weydeen inaad iska dhaaftaan hadaladan naxliga iyo  hanjaba ada ah ee aad ku qorteen warbaahiyaasha,waxaan idinka codasanayaa inaad wixiina  wa da hadal uga no qotaan oo aad iska  dha ataan hadalo turaaxaan leh warbaahinta aad marisaan haddii aad tihiin  salaadii nta iyo boqorada Beesha  Ayuub ,dad dabadn oo daafaha dunida jooga oo haybta idinla wadaaga ayaa jira oo hadalkiinu toos ugu dhacayo iyo wixii xumaan ah ee aad samayasaan.


Waxaa kale oo aan jecel ahay in aan idiin sheego in madaxweynuhu ciddii uu doono uu bedeli karo  eryi na karo m arkaa ha u hadalina sidii dad aan waxba garanayn yaan la idinka saxeexin wax aan qiimo  lah ayn oo naxli mooyee aan wax kale idiin soo kordhinayn,hadaba walaalayaal tabashada dadkoo dhan ayaad la qa btaan ee tawaawac ha dheeraanina.Hase ahaatee madaxweynhu wixii uu qoraa waxaa uu noqonayaa s harci waayo dastuurka  qar anka ayaa siiyey, adiguna kuma hayn kartid booska ee  waxa a kaliy ee kuu ba naan in aad codsi jeediso kana  co dsato madaxweynaha wixii kale ee uu kuu  ogolaa do.


Guntii iyo gabagabadii madaxweynaha waxaan odhanlahaa madaxweyne cay iyo canaan iyo aflagaado haday k ugu dhacaan u dulqaado waa dadkii ku dooratay oo yara xanaaqsane suldaanka iyo boqorka beesha Ayuub  wa xaan odhan lahaa hadal naxli leh ha u qorina madaxweynaha samir iyo dulqaadna ogaada.

 

 

 

 

Cabdi Daahir Camuud
madarr@hotmail.co.uk