Khasaaraha roobabkii wajaale iyo mayd
 la helay
 

 


Tog-Wajaale (TNN)-Dadwaynaha deggan  magaalada  Ganacsiga  Somaliland ee Tog-W ajaale , oo ay hor kacayaan masuuliyiinta dawladu , ayaa baadhitan balaadhan ugu ga alaa bixiyay dhinaca Bariga magaalada,  si ay u helaan dad uu qaaday daadku,  oo lagu raad joogay.

Dadkaasi oo uu  xalay daadku ka qaaday Biriishka u dhaxeeya labada daamood ee ma gaaladu ka kooban tahay. Baadhitaankaasi oo lagu sameeyey  inta u dhaxaysa Tog-W ajaale  iyo magaalada Geed Balaadh ,  oo isku jirta 16km , xagga Bari.

Mawliid Maxamed , oo ka mid ahaa ahaa dadka la raadinayay,  ayaa laga helay magaal ada Barigeeda, ka dib markii uu daadku kaga tagay meel Har ah oo ay biyuhu  fadhiist aan.

Dhinaca kale, magaalada Tog-Wajaale , oo ah Xarunta Ganacsiga ugu weyn ee  Somal iland, ayaan illaa hadda aan la ogeyn baaxadda  ay leeg tahay khasaaraha ay  roobab kaasi u geysateen hantida dadka ganacsatada ah  .

Wixii waree ka soo kordha, khasaaraha ay roobabaku dad iyo duunyaba geysteen ,wa xaad kala socon doontaan,  Shabakadda Wararka ee Timacade News Network TNN.

 


C/rasaaq Muxumed Aw Daahir (C/rsiaaq Dhego)
Timacade News Network TNN
Tog-Wajaale Somaliland